Hiil Muslim
18/05/2026
Nolasho ma'aha sida aad qorsheysatay, balse waa sida uu rabi kuu qoray, qaadarta rabi wanku samirsanahay, waxa sidas ii galay waa amni xumada, siyasad xumada dadka maanta naga masuulka ah, lalush qatayasha manta dalka hogaminayo,
Hadii dalkayga uu nawad ahaan laha manta waxan ahaan laha mid gacmihiisa qabo, lkn waa qadar rabi Allah na aamnasado aniga iyo intii ila mid ah.
Allaha. Hagarabkaga hago wll.SeeMore
14/05/2026
Madaxdii doorashada diiday casharkii ku dhacay? | Carqaladeynta siyaasadeed