Birimo Group
11/06/2025
SI FUDUD KALIGAA IS BAR QURAAN AQRISKA
Waxaan fadhigaaga kuugu keenaynaa Kitaabka Quraanka, kaa oo wato qalin kuu aqrinayo sadarada ku qoran Kitaabka. Waxa uu ka koobanyahay;-
π 30-ka Jus ee Qur'aanka- Ku baro Qur'aanka si sahlan oo hufan!
βοΈ Qalin Aqrinayo sadarada Qurβaan, waliba codad Shuyuukh kala duwan. Waa fursad cajiib ah oo aad ku akhrisan karto kitaabkaaga.
π Kutub Axaadiith- Ka baro isla kutaabka Axaadiithka iyo dhaqanka Nabiga (NNKH).
π Kutub Ducooyin- Ku hel ducooyin waxtar leh oo aad ku xasuusato.
π Kutub Ducooyinka Xajka- Diyaar garowgaaga Xajka adigoo haysta ducada saxda ah.
Ha moogaanin! Kaalay oo ka faa'iidayso alaabtan qiimaha badan oo ay kuu keentay Birimo Group.
Fadlan nagu soo booqo Xarunteeda ku taala Daarta Soobe, dukaamada ku jeeda wadada Danwadaagaha ama Buulaxuubeey, ama naga soo wac +252 615944646 / 0615508625, waxaan kuugu keenaynaa fadhigaada.
'an
π **Nala soo xiriir si aad u dalbato!**
Click here to claim your Sponsored Listing.