Rio Centre - Research. Innovation. Outreach
๐ฌ๐จ Ma rabtaa inaad barato Graphic Design & Video Editing?
Xarunta Xirfadaha iyo Hal-abuurka Rio Center ee Jaamacadda Jobkey waxay bilaabeysaa koorso cusub oo aad ku baran karto editing muqaalo iyo design xirfad leh.
๐ผ Fursado shaqo online ah iyo freelancing ayaad ka heli kartaa
โณ Kuraas xadidan
๐ Is diiwaangeli hadda si aadan uga harin
61 2187878
https://docs.google.com/forms/d/1FHxNkdZT69tKbqzDhOamZJXY_Xyy97GF6NuqTMX-9o0/viewform
05/04/2026
SOME ONE IS COOKING ๐ช DHAWAAN NALA SOCO
04/04/2026
๐ Fur Fursaddaada Hal-abuurka! ๐จ
Ma xiisaynaysaa Graphic & Visual Design?
Hadda waa waqtigii aad ka dhigi lahayd xirfaddaada mid heer sare gaarta!
๐ Rio Center โ Home of Innovation
Waxay DHamaan Bilaabeynaa tababar casri ah oo si xirfad leh loo diyaariyey, kaas oo kaa caawinaya inaad noqoto designer dhab ah.
๐
Bilowga: 5 April 2026
โณ Muddada: 2 Bilood
๐ Shahaado: Haa (Certificate)
๐ Jadwalka:
โข Talaado & Arbaco
โข Khamiis & Jimco
โฐ 2:00 PM โ 4:00 PM (Afternoon Shift)
๐ Nuxurka Tababarka:
Tababarkan waxaa si taxaddar leh loogu habeeyey qaab waxbarasho oo isku dheelitiran, oo isugu jira fahamka aragtiyaha aasaasiga ah ee naqshadeynta iyo ku dabaqista xirfadahaas xaalado dhab ah. Ka qaybgalayaashu waxay baran doonaan mabaadiโda muhiimka ah ee Graphic Design iyo Visual Communication, iyagoo sidoo kale horumarinaya awoodda hal-abuurka iyo fikirka naqshadeynta.
Inta lagu jiro koorsada, ardaydu waxay si tartiib ah u baranayaan adeegsiga qalabka casriga ah ee naqshadeynta, iyagoo ku shaqeynaya mashruucyo u eg kuwa dhabta ah ee suuqa laga isticmaalo. Habkan waxbarasho wuxuu u diyaarinayaa ka qaybgalayaasha inay si kalsooni leh u abuuraan naqshado tayo sare leh oo la jaanqaadi kara baahiyaha suuqa casriga ah.
๐ Isdiiwaan geli maanta: +252612187878
๐ฅ Ha seegin fursadan โ Mustaqbalkaaga halkaan ayuu ka bilaabmaa!
https://docs.google.com/forms/d/1FHxNkdZT69tKbqzDhOamZJXY_Xyy97GF6NuqTMX-9o0/viewform
03/04/2026
๐ Waxaan Bilaabaynaa Inaan Wax Yar Ka Muujinoโฆ
Waxaan ognahay inaad sugaysayโฆ โณ
Marka halkan waa tilmaan yar๐
๐จ Hal-abuur cusub ayaa soo socda
๐ฌ Xirfad aad gacanta ku dhisan karto
๐ก Wax kuu furi kara albaabyo cusub
Ma fahantay waxa ay noqon karto? ๐ค
๐ข Ku sii xirnowโฆ dhawaan ayaan si rasmi ah u shaacin doonaa!
๐ Follow garee si aadan u seegin update-ka xiga
02/04/2026
๐คซ Wax Weyn Ayaa Soo Socdaโฆ
Mararka qaar fursadaha ugu fiican lama shaaciyo si fududโฆ
Laakiin waxaan kuu haynaa wax si dhab ah u beddeli kara mustaqbalkaaga ๐
๐ฏ Wax cusub
๐ฏ Wax faaโiido leh
๐ฏ Wax aad ka faaโiidaysan doonto
โณ Sugโฆ waqtiga dhow ayaan shaacin doonaa!
๐ Hubi inaad Follow gareyso page-ka si aadan u seegin
Jobkey University
19/03/2026
Hambalyo Ciida โ Rio Center ๐๐
Dhamaan howl-wadeennada, maamulka, macaliminta iyo bulshada Soomaaliyeed:
Ciidul Adxa Mubaarak!
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงูุ ููู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ
Rio Center waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad iyo barako leh. ๐คฒโจ
Centre
08/03/2026
Ramadaan Kariim๐.
Allah naga yeelo kuwii ka faadeysta Bisha Barakeysan Fadgliisa iyo Kheyrkiisa Suuban.
.
27/07/2025
๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐, ๐๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐ค๐๐ฒ ( Jobkey Rio Centre - Research. Innovation. Outreach ) ayaa soo qaban qaabisay tababar la xariira fagaara ka hadalka (๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ฉ๐๐๐ค๐ข๐ง๐ ).
Waxaana ka faaideystay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda.
Tababarkaan waxaa soo qaban qaabisay Xukumada Ardayda Jaamacada Jobkey- XAJJo iyo Maamulka Jaamacadda, waxaana soo jeediyay Ustad Abdifatah Kasim oo bixiyay casharada ,waxaana lagu qabtay Hoolka RIO.
10/03/2025
Fikirkaada ayaan u badali karnaa Ganacsi guuleystay.
Grand Opening
RIO Center, coming soon...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252