Jobkey University Somalia
๐ข ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Jobkey University is pleased to announce that registration is now open for new ๐๐ป๐ด๐น๐ถ๐๐ต ๐๐ฎ๐ป๐ด๐๐ฎ๐ด๐ฒ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ๐
๐ ๐๐๐ฎ๐ถ๐น๐ฎ๐ฏ๐น๐ฒ ๐๐น๐ฎ๐๐๐ฒ๐:
โ
Beginners Class
โ
Intermediate Class
โ
Advanced Class
๐ ๐ฑ๐ฌ% ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐น๐ฎ๐ฟ๐๐ต๐ถ๐ฝ๐ ๐๐๐ฎ๐ถ๐น๐ฎ๐ฏ๐น๐ฒ ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐ง๐๐ผ ๐ฌ๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐
๐๏ธ Classes Start on the ๐๐ญ๐ก ๐จ๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ ๐๐จ๐ง๐ญ๐ก ( ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐)
โฐ Available Study Options:
โ ๐๐๐ญ๐๐ซ๐ง๐จ๐จ๐ง ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ๐๐ฌ
โ ๐๐๐ซ๐ญ-๐๐ข๐ฆ๐ ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ๐๐ฌ
๐ Register now at Jobkey University Main Campus ( Taleh).
โจ "Learn English Today, Lead Tomorrow!"
โจ "๐ฆ๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ ๐๐ฒ๐ฟ๐ฒ!"
๐ Contact: 0617600010 / 0612715578
๐ Jobkey.edu.so
๐ง [email protected]
Jobkey University Somalia Jobkey University offers Diploma, Bachelor, Postgraduate full time, Part time and Online systems.
Guddoomiyaha Jaamacadda Jobkey University, Dr. Abdiaziz Agane, ayaa hambalyo iyo duco ku aaddan munaasabadda weyn ee Ciidul Adhxaa u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed, Muslimiinta caalamka, ardayda, macalimiinta, iyo bahda waxbarashada.
Guddoomiyaha ayaa Alle uga baryay in Ciiddaan barakeysan ay noqoto mid nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo farxad ku soo kordhisa dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan.
Dr. Abdiaziz Agane ayaa sheegay in Ciidul Adhxaa ay tahay munaasabad weyn oo xambaarsan qiimaha walaaltinimada, is-caawinta, samafalka, iyo isku xirnaanta bulshada, isagoo bulshada ku booriyay inay xoojiyaan midnimada, is jaceylka, iyo taageerada dadka danta yar.
Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa hambalyo gaar ah u diray ardayda Jaamacadda Jobkey University Somalia, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii wadaan dadaalka waxbarashada, horumarinta aqoonta, iyo ka qeyb qaadashada dhismaha mustaqbalka dalka.
Ugu dambeyn, maamulka Jaamacadda Jobkey University Somalia waxay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta leeyihiin:
๐ Ciid Mubaarak
๐ Ciidul Adhxaa Wanaagsan
๐คฒ Alle hanaga aqbalo acmaasheenna wanaagsan.
21/05/2026
Maamulka Jaamacadda ayaa ardayda u qabtay tababar ku saabsan Hormarinta Shaqsiga (Personal Development), kaas oo uu soo jeediyay Ustaad Abdirizak Dool oo ka mid ah macallimiinta Jaamacadda.
Ardayda Jaamacadda ayaa si weyn u soo dhaweeyay tababarka, iyagoo muujiyay sida ay uga faaโiideysteen casharrada la bixiyay. Sidoo kale, ardaydu waxay codsadeen in la kordhiyo tababarada noocaan oo kale ah si ay uga helaan aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah oo ka qeyb qaadata hormarkooda shaqsiyeed iyo mid aqooneed.
--------------------------------------------------------------------
The University Administration organized a Personal Development training session for University students, which was presented by Mr. Abdirizak Dool, one of the University lecturers.
The students warmly welcomed the training and expressed their appreciation for the valuable knowledge and skills shared during the session. They also requested the university to increase and continue organizing similar training programs that contribute to their personal, academic, and professional development.
19/05/2026
๐๐๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐๐ฉ๐๐ง ๐๐๐๐/๐๐๐๐ ๐
Diwaan-galinta Jaamacadda waa ay furan tahay,
Nagu soo biir si aad u hesho waxbarasho tayo leh, Practical learning, iyo Academic Excellence.
โ
๐
๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐๐ข๐ฆ๐
โ
๐๐๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ฆ๐
โ
๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐ซ๐ง๐ข๐ง๐
Jaamacadda Jobkey University Somalia waa Jaamacadda ugu horeysa Online-ka ee Soomaaliya, kana shaqeysa horumarinta aqoonta, hal-abuurka, iyo xirfadaha casriga ah.
๐ ๐๐๐น๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฏ๐ถ๐
๐ถ๐ป๐ผ:
โข Faculty of Education
โข Faculty of Economics & Management Sciences
โข Faculty of Computer Science & Engineering
โข Faculty of Sharia and Law
โข Faculty of Health Sciences
โข Faculty of Agriculture & Veterinary
๐ ๐๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฐ๐ ๐จ๐:
+252 61 2715578
+252 61 2715587
+252617600010
๐ Jobkey.edu.so
๐ง [email protected]
โจ ๐ฆ๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ ๐๐ฒ๐ฟ๐ฒ!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Tarbuunka
Mogadishu
25266