Thehorntek
26/04/2026
Ganacsiyada iyo hay’adaha maanta waxay u baahan yihiin nidaam mideeya xiriirka macaamiisha iyo xog ururinta si ay u gaaraan go’aano sax ah oo degdeg ah.
waa Unified Multi-Channel Communication Platform oo kuu ogolaanaya inaad hal meel ka maamusho dhammaan isgaarsiinta iyo engagement-ka:
, , , iyo — si nidaamsan, ammaan ah, oo la cabbiri karo.
Waxaad ku:
-✅Hagaajin kartaa Customer Experience adigoo helaya feedback joogto ah
-✅Fulineysaa Market Research iyo surveys si aad u fahamto baahida suuqa
-✅Kordhin kartaa Lead Generation iyo kobcinta xiriirka macaamiisha
-✅Maamuli kartaa xogta iyo natiijooyinka si aad u qaadato go’aano xog ku saleysan
Ku habboon:
Banks, Supermarkets, NGOs, Corporates, iyo hay’ad kasta oo u baahan xal dhameestiran oo lagu maareeyo macaamiisha.
Hal Platform. Dhammaan Channels. Go’aan qaadasho xog ku saleysan.
Bilow tijaabada bilaashka ah:
https://hagal.thehorntek.com/
09/04/2026
Ku soo dhawoow Thehorntek
Thehorntek waa shirkad bixisa xalal teknoolojiyadeed oo casri ah, oo ka caawisa ganacsiyada inay hagaajiyaan howlahooda, xoojiyaan xiriirka macaamiisha, isla markaana kobciyaan waxqabadkooda.
Ujeedadeena ( our Purpose)
Inaan bixino xalal cusub, la isku haleyn karo, oo lajaan qaadi karo dunida casriga ah, kuwaas oo kuu horseedaya koboc iyo guul…
Adeegyaddena
👉Property Management System ( PMS)
👉Hagal Platform ( Omni Channel)
👉Marketing Automation
👉Ai Solution
👉Digital Media Solution
🌐 Wax badan ka ogow waxanu nahay oo booqo website keena
https://thehorntek.com
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 22:30 |
| Tuesday | 09:00 - 22:30 |
| Wednesday | 09:00 - 22:30 |
| Thursday | 09:00 - 22:30 |
| Saturday | 09:00 - 22:30 |
| Sunday | 09:00 - 22:30 |