Computersom LTD

Computersom LTD

Share

26/05/2026

πŸŒ™βœ¨ Maalinta Barakaysan ee Carafo βœ¨πŸŒ™

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga weyn ee maalintan barakaysan. 🀲
Waa maalin kheyr, dambi dhaaf iyo ducadu la aqbalo.

πŸ“Ώ Soonka Carafo waa kheyr weyn
🀍 Ducadu waa furaha guusha
πŸ•‹ Xusuusta Alle qalbiga ayay iftiimisaa
Dhamaan shacabka Muslimiinta ah waxaan leenahay:
Alle hana waafajiyo camal suuban, caafimaad iyo barwaaqo. ✨

πŸ“ Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
🌐 www.computersom.so
πŸ“ž +252-619314464
πŸ“ž +252-614314464

21/05/2026

πŸ’»βœ¨ Computersom LTD β€” Xalkaaga IT-ga Casriga ah! βœ¨πŸ’»

Ma u baahan tahay:
βœ… Laptop & Desktop tayo sare leh
βœ… Dayactir iyo Support IT
βœ… Printers & Accessories
βœ… POS Systems
βœ… Software Solutions

πŸ“ Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah oo hufan si ganacsigaaga u noqdo mid casri ah oo shaqeynaya 100%.

πŸš€ Maxaa nagu dooraneysaa?
βœ”οΈ Alaabo tayo leh
βœ”οΈ Qiimo jaban & tartan leh
βœ”οΈ Adeeg degdeg ah
βœ”οΈ Degdegsiimo & Adeeg Hufan

πŸ“ Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
🌐 www.computersom.so
πŸ“ž +252-619314464
πŸ“ž +252-614314464

16/05/2026

πŸ’» Hp Elitebook 830 G5

πŸ”Ή Core i5 ( 8th Gen)

πŸ”Ή RAM: 8GB

πŸ”Ή SSD: 512GB

πŸ”Ή Qurux, xawaare, & tayo sare !

πŸ‘‰ Ku habboon shaqo, waxbarasho, & design.

Location:Bakaara market opposite Salam bank

☎️ 0619314464/0614314464

15/05/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed – 15 May πŸ‡ΈπŸ‡΄

Dhalinyaradu waa laf-dhabarta ummadda, awoodda horumarka iyo rajada mustaqbalka. Maalintan qiimaha badan ee 15-ka May waxay xusuusinaysaa geesinimada, midnimada iyo dadaalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee u taagan dhismaha dalkooda.

Aqoontiina, hal-abuurkiina iyo kartidiina ayaa horseed u noqon kara Soomaaliya horumarsan oo iftiimaysa.

✨ β€œDhalinyaro halyeey ah, dalkooda dhisa, dunidana ka iftiima!” ✨

Computersom LTD

11/05/2026

πŸ’» Hp Elitebook 830 G8

πŸ”Ή Core i7 ( 11th Gen)

πŸ”Ή RAM: 16GB

πŸ”Ή SSD: 512GB

πŸ”Ήtouchscreen

πŸ”Ή Qurux, xawaare, & tayo sare !

πŸ‘‰ Ku habboon shaqo, waxbarasho, & design.

Location:Bakaara market opposite Salam bank

☎️ 0619314464/0614314464

Photos from Computersom LTD's post 06/05/2026

Connectors Type -c 8 in 1 , 3 in 1
Hadda dalbo, Hadda hel!!
ama booqo Xarunta 1aad Computersom ltd Bakaaro market ka soo horjeedka salam bank
π‚π¨π§π­πšπœπ­ 𝐔𝐬: +252 619314464/ +252-614314464

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Suuqa Bakaaraha Ka Soo Horjeedka Salam/Bank
Mogadishu
MASJIDKAABUHUREERA