Somcourse
29/07/2026
๐Hambalyo Dhammaan Ardayda Dhammaysatay ๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐๐ป๐๐ฟ๐ฒ๐ฝ๐ฟ๐ฒ๐ป๐ฒ๐๐ฟ๐๐ต๐ถ๐ฝ ๐ ๐ฎ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ฐ๐น๐ฎ๐๐ (๐๐๐ )
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardaydii si guul leh u dhammaysatay ๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐๐ป๐๐ฟ๐ฒ๐ฝ๐ฟ๐ฒ๐ป๐ฒ๐๐ฟ๐๐ต๐ถ๐ฝ ๐ ๐ฎ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ฐ๐น๐ฎ๐๐ (๐๐๐ ) oo socodey muddo 4 asbuuc ah.
Mudadii tababarka, ardaydu waxay barteen xirfado muhiim u ah ganacsiyada casriga ah, sida raadinta fursado ganacsi, samaynta Business Model, xaqiijinta fikrado ganacsi, diyaarinta qorshe ganacsi iyo sida fikrad loogu beddelo ganacsi shaqaynaya.
Intii uu tababarku socday, ardaydu waxay ka shaqeeyeen mashruucyo wax ku ool ah. Ugu dambayntiina, waxay si guul leh u soo bandhigeen una difaaceen fikrado ganacsi oo kala duwan (๐๐๐๐ถ๐ป๐ฒ๐๐ ๐ฃ๐ถ๐๐ฐ๐ต), iyagoo muujiyey aqoonta iyo xirfadaha ay heleen muddadii afarta asbuuc ahayd.
Waxaan ku faraxsannahay dadaalkii, ka go'naanshiyihii iyo dadaalkii ay muujiyeen. Waxaan rajaynaynaa in aqoonta ay ka kororsadeen koorsadaan ay u noqoto saldhig ay ku bilaabaan ama ku horumariyaan ganacsiyadooda iyo mustaqbalkooda xirfadeed.
Mar kale hambalyo dhammaan qalin-jabiyeyaasha DEM! ๐
๐๐ฐ๐ฎ๐ค๐ฐ๐ถ๐ณ๐ด๐ฆ โ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ฅ๐ข ๐๐ช๐ช๐ญ๐ฌ๐ข ๐๐ถ๐ด๐ถ๐ฃ.
20/07/2026
Hambalyo dhammaan Somali Chess Players meel kasta ay joogaan.
Haddii aad ciyaartaan dheesho, nala wadaag opening-ka iyo xubinka aad ugu jeceshahay magaciisa.
04/07/2026
Online iyo Offline Courses waa kuu diyaar hadda.
Nagala soo xiriir๐
wa.me/+252614287820
Category
Website
Address
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Somcourse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.