Socomin Computer

Socomin Computer

Share

18/02/2026

Ramadaan Kariim

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed.

Ramadaan waa bil naxariis, is-cafin samafal iyo isu-tanaasul. Waa fursad qaali ah oo lagu xoojiyo cibaadada, midnimada, iyo is-gargaaridda bulshada dhexdeeda.

Waxaan Alle ka baryeenaa in uu naga aqbalo soonka, salaadda, iyo camalka suubban, naguna gaarsiiyo soonkaan soonkiisa xiga nabad, barwaaqo iyo horumar.

Ramadaan Kariim dhammaantiin

01/02/2026

OJEEDO:- WARGALIN MUHIIM AH
ANAGA OO AH MACHADKA FACA WEYN, WAXAAN UMADA SOOMAALIYEED EE WAXBARASHADA JECEL UGU BISHAAREYNEYNAA IN MACHADKA UU SOO KOR DHIYAY COURSE GAABAN.
COURSE KA GAABAN WAA SIDAAN.
 OFFICE PROGRAM OO HOREY U AHAA SADEX BIL AYAA WAXAAN KA DHIGNAY FADLIGA BISHA BARKEYSAN OWGEED HAL BIL.
 LACAGTANA WAXAAN KA REEBNAY 30% OO DISCOUNT AH
 WAXAAN FURSADAAN U SAMEYNAY IN GANACSATADA OO CILMIGA COMPUTER-KA FURSAD U WAAYAY IN AAN SI SAHLAN UGU FAA’IDEYNO BISHAAN RAMADAAN.

FURSADAAN YEYSAN IDIN DHAAFIN WAQTIGA LAGU QORAYO WUU XADIDANYAHAY.
WAXAANA ISQORISTU KA BILAABANEYSAA 1 February 2026 WAXAA AYNA KU EGTAHAY 10 February, 2026.
15 February 2026 AYAAN CLASS COURSE-KA GAABAN LA BILAABAYAA HADII ALLE IDMO.

WABILAAHI TOWFIIQ

30/09/2025

Machadka SOCOMIN waxaa uu idinku wargalinayaa dadka jecel wax barasha COMPUTER in ay jiraa fasal cusub oo bishaa October bilaabanaya ee h**e u saa gaara

19/07/2024

Ma dooneysaa in aad xirfadle noqoto oo ka maamulala computer ka wax walba. Graphic Design ka, waa midka ugu wacan oo kaa caawinkara kaana kaafin kara in aad cid u shaqeyso ku gaarsiinayana in laguu shaqeeyo.
http://wa.me/+252615000540

Socomin Computer WALAALYAAL MACHADKA WAXAA UU IDIIN HAYAA WAX BARASHADA COMPUTER ANWAACDIISA KALA DOWAN

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

First Avenue Of Bakaro
Mogadishu
SOCOMIN