SIMAD Podcast
, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faaβiideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.
Iyada oo sanadkii 2aad markale uu dalkeennu martigelinayo shirweynaha ayaa waxaa sidookale kusoo beegmay billowga EACON Podcast, taas oo calaamad u ah sii wadidda iyo xoojinta fursadaha, iskaashiga, iyo horumarinta bulshada Bariga Afrika.
Dhowaan kala soco SIMAD Podcast.
20/08/2025
πππ«ππ§ ππ¨ππππ¬π waa madal lagu falanqeeyo arrimaha Cimilada iyo Deegaanka, isla markaana laysku dhaafsado aragtiyo cusub oo ku aaddan xal u helidda caqabadaha cimiladeed ee uu Dalkeennu wajahayo.
Aaran waxaa marti inoogu ah Dr. Cabdullaahi Khaliif, khabiir ku xeel-dheer arrimaha cimilada iyo deegaanka, ahna Wakiilka Qaranka ee Qorshaha yaraynta Wasakhowga hawada.
Dhowaan kala soco halkan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu