Omega Computer Institute

Omega Computer Institute

Share

26/12/2025

Jumma Mubaarak

20/12/2025

OGAYSIIS MUHIIM AH
Iskuulka Omega wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo bulshada danaynaysa naqshadaynta iyo waxyaabaha la xiriira in uu bilaabayo koorso cusub oo Graphic Design ah.
Koorsooyinkani waxay ku bari doonaan xirfadaha casriga ah ee naqshadeynta, adigoo ka helaya aqoon iyo tababar tayo sare leh.
Ha seegin fursaddan dahabiga ah!
Isdiiwaangelintu way furan tahay, tiraduna waa xadidan.
👉 Ku soo biir Iskuulka Omega, kuna dhis mustaqbal hal-abuur leh.

Link ga isdiiwaan gelinta
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://forms.gle/arRbYzqsTNaEk4c78

10/01/2025

Jimce wanaagsan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hamar Weine/Adayga Road
Mogadishu