Zakaria Nur Adde

Zakaria Nur Adde

Share

08/12/2025
22/11/2025

Waxa aan ummadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan bahda ciyaaraha ugu hambalyeynayaa guusha uu soo hooyay garsooraha heerka Caalami ee Soomaaliyeed Mudane Cumar Cabdiqaaddir Cartan oo ku guuleystay billada Garsooraha Sannadka ee Afrika 2025 oo ay guddoonsiyeen Xiriirka Kubadda Cagta ee Africa (CAF).

Garsoore Cumar waxaa uu astaan u yahay kartida, hal’adaygga, iyo xirfadda mihnadeed ee heerkeedu sarreeyo ee ay leeyihiin dhallinyaradeennu, isaga oo ku guuleystay in magaca ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo dhallinyarrada si gaar ah uu sare u qaado isla markaana ku matalo fagaarayaasha caalamka, guushaan taariikhiga ahna kasoo hooyay.

28/02/2025

Ramadaan Kariim

Waxaan Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyena Bisha Barakeesan Ee Ramadaan Rabi Hana Waafajiyo Acmaasha Suuban iyo Cibaadada Bishaan

Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin Wuxu Idin Diyaariyay Qiimo Dhimis Adeegyada uu Isbitaalka Bixiyo oo ah 50%

24/10/2024

Coming Soon ‘Kalkaal Hospitals Cardiothoracic Center’
* Open Heart and Lung Surgery Operational Theatres For Pediatric & Adult
* Cathlab
* Cardiac Care Unit (CCU)
Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin
Kalkaal Hospital

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu