ENG FANAX

ENG FANAX

Share

07/02/2026

United ayaa si raaxo leh ku hoggaaminaya 2–0 Tottenham iyagoo galaya daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta, waxaana haatan garoonka ka socota ciyaar hal dhinac ah.

15-kii daqiiqo ee u dambeeyay, United waxay tuureen 4 darbo, 3 ka mid ahna bartilmaameed ayay noqdeen, waxayna haysteen 62% kubadda, iyagoo ku dhowaad la mid ah xG-gii ciyaarta oo dhan (1.09) muddadaas kooban.
Fernandes ayaana hadda dhammeystiray weerar si qurux badan loo dhisay, isagoo shabaqa ku hubsaday karoos caqli leh oo Dalot ka yimid.

Tottenham oo 10 ciyaaryahan ku hartay kadib kaarka cas ee Romero qaatay qeybtii h**e, kooxda loo tixgelinayay inay guusha u dhowdahay ciyaarta ka hor—United—ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haysa ciyaarta.

Photos from ENG FANAX's post 29/07/2025

🔥 : Shirkadda kaydka ee Immersion waxay qiyaastay in qiimaha uu gaari karo $60,000 iyadoo la adeegsanayo falanqayn ku saleysan "replacement value" oo ay sameeyeen hay’ado cilmi-baaris kala duwan.

26/07/2025

WAR DEG-DEG AH:
Wallet ay leedahay shirkadda taasoo dhaqdhaqeeda ugu danbeyay sameysay 2008 waqtigu ay soo naxday ayaa maanta iibisay in ka badan 80,000 oo qiimahoodu dhaafayo $9 bilyan, taasoo laga yaabo inay sabab u noqotay hoos u dhaca qiimaha 🤯

War-saxaafadeedkii maanta, shirkadda Galaxy Digital waxay ku dhawaaqday in iibkaasi uu ahaa “mid loogu adeegaayey maal-galiye waqtigii , taasoo ah mid ka mid ah bixitaannadii ugu horreeyay uguna miisaanka badnaa ee laga sameeyo suuqa hantida dhijitaalka ah.

22/07/2025

WAR DEG-DEG AH:
Bangiga oo ah bangi leh hanti gaaraysa $411 bilyan ayaa iskaashi la sameeyay si uu macaamiishiisa ugu fidiyo adeegyo iyo lacagaha kale ee crypto-ga 💥

18/06/2025

Somali Airlines oo la filaayo in 1da luulyo shaqo bilowdo iyo caqabada laga yaabo inay qabsadaan.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

SODONKA STREAT
Mogadishu