Dude Travel Service
23/03/2026
Macmiil waxan kuuheyna visaha iyo ticket ka dalka anago kugusosaaridoonna waqti kooban iyo qiima kuqanciya .
Wixi faahfaahin dheerad ah nagalasoxariir Whatsapp numberka hoos kuxusan .
04/03/2026
Sida uu shaaciyay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustafa Dhuxuloow, waxa si rasmi ah loo daah-furay hirgelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Socdaalka Gudaha Dalka, kaas oo lagu xoojinayo nidaamka maamulka iyo habsami-u-socodka hawlaha socdaalka.
17/02/2026
رمضان كريم
Waxaan dhammaan hambalyo diirran u diraynaa shacabka Soomaaliyeed, macaamiisheena qiimaha badan, iyo dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakaysan ee Bisha Ramadaan.
Waxaan Alle ugu baryeynaa in bishan kheyrka iyo naxariista leh uu idinku dhameeyo caafimaad, nabad, barwaaqo, iyo cibaado la aqbalo.
RAMADAAN KAREEM.
Dude Travel Service
TICKET QIIMA JABAN
MOGDISHU -- NAIROBI
Dude Travel Service
21/01/2026
🚨 BIG DISCOUNT
MOGADISHU >> NAIROBI
NAIROBI >> MOGADISHU
Macmiil Dude Travel Service Waxay Idinheysaa Ticket Qiima Jaban Gudaha Dalka iyo Dibada .
Wixi Fahfahin Ah Nagalasoxarir Numberada whatsapp ka 61 5077240, 61 7114455.
Dude Travel Service
Waxay diyar kulayihin Adeeg Qiima Jaban ,Amman ah Iyo Latalin joogta ah.
26/10/2025
⚠️ Qiima dhimis gaar ah kafaiyso macmiil waxan qiima dhimis idinkugusameynay visaha wadamada & .
Wixi fahfahin ah nagalasoxariir numberka
61 5077240 ama 61 7114455
18/10/2025
Macmiil waxan isbadal kusameynay qiimaha visa ha iyo ticket ka wadamada (masar) &
Wixi faahfaahin ah nagalsoxariir whatsapp numberada 61 7114455, 61 5077240
16/10/2025
Macmiil Dude Travel Service waxay kuuheysa adeegyada safarka sida
1. Soosaarista visaha
2. Jarista ticket yada Gudaha iyo dibadda .
3. Latalin iyo kawarheyn mudada safarka
📢 kuna darso waxan kugu adeegeyna qiimaha ugu jaban suuqa.
29/08/2025
Macmiil Dude Travel Service waxad Kaheli Karta & Anago Kuudoori Doono Ticket Qiima Jaban Iyo Waqti kuguhaboon.
19/08/2025
Macmiilsha sharfta leh waxaad naga helikartan adeegyada hoos kuxusan .
1. Visa application (soosaarista visaha )
2. Ticket issuance ( Jarista ticket ka gudaha iyo dibadda
3 Travel consultantation (Latalin )
4. Ticket change /rout change /refund ( ticket badalid , lacag soo Celin iyo badalida goobta safarka)
Nagudooro adeeg hufan , latalin bilaash ah iyo fududeynta safarkaaga .
For more information contact us through
0615077240 , 0625077240 or whatsapp 61 7114455
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252