Run-sheeg

Run-sheeg

Share

03/04/2026

Nin kaan hublaheyni Waa naafo
Runtii nasabkiisi baa dhiman

18/02/2026

Caliyoow Ragbaa umaqan
Dhulkaan aad ruugga dhigateen

Rarankaan Aad cagaha kulla jirtaan
Reys ha moodina

25/01/2024

Ma aqoonJacalka
waan matalay

Ma oggeyn dhibkiisa
Waansa marray

Maskaxda iyo quluubta
Ayuu maalmo Dagay

Manka iyo kaskayga
Ayuu aad u Mirray

Majaraha Dareenkuu
Meel uwaday

Mid aan Daynba waayuu
Ii mal-mallay

Muuqeeda kalliyuu
Ii mug-muggay

Marwo Lala simaa
Buu Maafish yiri

Hayeeshee middeydii
Waan mulkiyay

Farxaddii maqnayd bari
Maanta Hellay

Jaceylkeeda muuqdheer
Waan martiyay

Xubbigii magoolyoo
Waa Mir-dhallay

Macaan badantaan Caashaqay
Meher Ku xirray

Mataano Aanu naqannoo
Minnan la Dagay

Jacelkune mar weeyee loo
Mash xarrad

10/11/2023

Sxbkey Abdinasir Abdul Moha iyo Mohamed Mohamuud oo aan postigooda arkay waxaan
U-malleynayay Dhallin iska fallaadaysa oo Kaftan uun la eg maanta odaygi qarranka kumatallay Ayaaba ku dhawaaqay sheegasho

Dadka waxaa fiican in aan nasab kooda laga
Weecin Warne aan laga gallin sheegashada qaarne waa hallis tan nasabka kuma sii jirto

Gabadha dhahday waxaan ahay Seexaawle karranle mana ihi qof qabiil lkn Nasabkeygu
Waa reerkaas, bal maxay orran Doonaan dhallinta Dhaqanka iyo siyaasiyiinta sheegtay
Gabar aan ku h**b aheyn

Majirto fool xuma ka weyn waxkasto anniga ayaa leh waane lagu lumaa taas halla oggaado

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Mogadishu