Hamar Daily

Hamar Daily

Share

04/09/2023

: ALLAHA U NAXARIISTO AL- USTAAD AXMED NAAJI SACAD OO HADA KU GEERIYOODAY ...

Fadlan aan u duceyno sido kale gaarsii walalaha kale si'aay iyana ugu duceyan🙏

04/09/2023
Photos from Hamar Daily's post 04/09/2023

: Gaari aay leeyihiin ciidamada Police-Militaro qeeybtooda Degmada Afgooye ayaa hada dhacay lana cararay dhoowr jawaan oo qaad ah oo aay lahaayeen ganacsato ka ganacsata qaadka..

03/09/2023

: Jugta Qaraxa aad maqasheen ayaa ahaa Bam gacmeed lagu weeraray gaariga idiin muuqda oo ah nuuca Cabdibilaha loo yaqaano kaasoo aay leeyihiin Ciidamada Police-Militaro

Dhacdada ayaa hada ka dhacday Waddada Maka-Almukarama, hal ruux ayaa ku dhaawacmay inta laxaqiijiyay....

Kala soco halkan wararkii u dambeeyay oo Follow dheh boggan mahadsanid..

03/09/2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aaysan jirin wax mushahaar ah oo la bixiyay bishan isagoo ku sababeeyay in lagu daray taakulada Ciidamada Qaranka ee dagaalka kula jiro Alshabaab lasiinayo,

Lama oga sida aay arrintan shaqaalaha Gobolku uga falcelin doonaan iyadoo u muuqata in aan laga tala gelin sidoo kalena aaysan jirin ilo dhaqaale oo kale oo aay noloshooda iyo tan Qoyskooda aay ka maareeyaan.

03/09/2023

Madaxweyne Xasan Shiiq.

03/09/2023

DEG DEG: MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEEKH AYAA HADA GAARAY DEGMADA MAXAAS OO HOOSTAGTA GOBOLKA HIIRAAN....

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Makka Almukarama Street
Mogadishu