Muscap Designer
17/04/2026
“Ma rabtaa design kaa dhigaya mid muuqda oo ka duwan kuwa kale?
Waxaan kuu diyaarinayaa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:
✔️ Branding
✔️ Graphic Design
✔️ Logo Design
✔️ Flyer Design
Tayo sare + Qiimo jaban = Doorashada saxda ah
Nala soo xiriir maanta, si aad u hesho design kuu shaqeeya!
📲 WhatsApp: +252 617885658
Muscap Designer – Halka fikraddaadu noqoto muuqaal dhab ah.”
Farshaxanka iyo naqshadeynta ma aha kaliya isku darka midabbo iyo shapes… waa hab lagu muujiyo aragti, aqoon, iyo hal-abuur.
Aniga oo ah Muscap Abukar Qasim, waxaan aaminsanahay in design kasta uu leeyahay sheeko uu sheegayo.
🤝 Waxaan la shaqeeyay schoollo, shirkado, jaamacado, iyo hay’ado samafal si aan u abuuro designyo tayo leh oo kor u qaada sumcadda ganacsigooda.
📍 Adeegyada aan bixiyo waxaa ka mid ah:
• Logo & Brand Identity
• Posters & Flyers
• Business Cards & Certificates
• Brochures & Social Media Designs
🎯 Hadafkaygu waa hal mid:
Inaan kaa caawiyo inaad aragtidaada u beddesho muuqaal soo jiidanaya — mid dadka xasuusan doonaan!
Click here to claim your Sponsored Listing.