SomaTactics
13/07/2026
From Tonali iyo Anderson To Teilemans iyo Santosโฆ
Qorshaha Maamulka United marnaba maba aheyn ciyaartoy lacag bdn ku fadhiyo. Raggaan Ineos dhahaan ee United maamula PR sida loo isticmaalo ayee Master degree ka wataan k*k
Aniga waxaa fahmay markay dhaheen heshiiska Tonali aa ka baxnay Anderson aa xooga saareynaa lol! ๐
13/07/2026
๐๐๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ด๐๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ธ๐ต๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ ๐น๐ฒ๐ต ๐ถ๐๐ธ๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฐ๐ฒ๐น๐ถ๐๐ผโฆ ๐๐
Tan iyo markii la billaabay Koobka Adduunka, wareegga siddeed-dhamaadka (Quarter-finals), 74 kulan ayaa la ciyaaray, kaliya 2 jeer ayayna h**ey u dhacday in xul uu ku badiyo natiijo 3-1 ah:
โ
1938: ๐ฎ๐น 3-1 ๐ซ๐ท
โ
1962: ๐ง๐ท 3-1 ๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ
Arrinta cajiibka ah ayaa ah; Labada jeerba waddamadii ku guulaystay natiijadaas waxay ahaayeen xulal difaacanayay koobka! Talyaaniga iyo Brazil ayaana markaas u suurtagashay inay koobka qaadaan labo jeer oo xiriir ah (Back-to-back World Cups). ๐๐
2026: Argentina oo iyaduna koobka difaacanaysa ayaa isla natiijadaas 3-1 ah kaga adkaatay Switzerland! ๐ฆ๐ท 3-1 ๐จ๐ญ
Lionel Messi iyo saaxiibadiis ma raaci doonaan jidkii Brazil & Italy oo ma laga yaabaa in koobka difaacdaan? ๐
10/07/2026
Mikel Merino ayaa 16 sano kadib Spain u suuragaliyay inay Semi Final Koobka Aduunka ciyaaraan!
Belgium waa dadaaleen mana fileynin ciyaar adag inay siin doonaan Spain, balse dadaalkooda waxaa dhamaadka ku dheelay Senne Lammens.
14 July, ๐ซ๐ท ๐ ๐ช๐ธ๐ฅ