Hubsiimo Tech

Hubsiimo Tech

Share

08/08/2024

Waxa aan u hambalyeeneynaa Eng. Abdirahman Ali Dirie oo ka mid ah Hawl wadeenada shirkadda Hubsiimo Tech kana mid ahaa ardaydii ka qalinjabisay Jaamacadda Medina University ex gaar ahaan Culuumta Kambuyuutarka.

๐ŸŽ“

20/06/2024

Odoo waa software aad ku maamulan karto dhammaan howlahaaga ganacsi hal meel si sahlan!

Hubsiimo Tech waxay ku siinaysaa adeegyo dhamaystiran oo Odoo ah, oo ay ka mid yihiin:

1. Isticmaalka Odoo online iyo offline labadaba.
2. Habeyn adeegyada si gaar ah oo ku habboon baahiyaha ganacsigaaga.
3. User aan xadidneyn si aad ugu faa'iidaysato software-ka Odoo dhammaan shaqaalahaaga.

Haddii aad dooneyso inaad ganacsigaaga kobciso, nala soo xiriir maanta!

๐Ÿ’ฌ WhatsApp: +252615525293
๐Ÿ“ง [email protected]

15/06/2024

๐ŸŽ‰ Ciid Wanaagsan! ๐ŸŒ™โœจ ๐Ÿ„๐Ÿ‘

ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑุŒ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ุŒ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ูˆู„ู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ

Dhammaan macaamiisheena qiimaha leh, waxaan idiin rajeynaynaa Ciidul Adxa wanaagsan oo barako leh. Ciidan Ciideeda ku gaara nabad iyo baraare.

๐Ÿ“ž +252615525293
๐ŸŒHubsiimo Tech

17/05/2024

Maanta waa Jumca aan badino Saliga Nabiga SCW.

16/05/2024

Hubsiimo Tech waa shirkadii ugu horeesay ee dalka keenta mashiin ah โ€œFadlan lacag ku shuboโ€

Maleedahay GYM oo dhib maku qabtaa la socdka macmiilkaaga inoo lacagta baxshay iyo in kale hoolahaas iyo hoolo kaloo badan waxaa kuu qabanaayo mashiinkaan iyo software xisabedkisa aan kuu diyaarinay.

๐—ž๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ก๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€h๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ผ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐——๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—˜๐—ฒ ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00