Magan Forum

Magan Forum

Share

11/07/2026

Goormee si rasmi ah loo ogaaday tirada kalluunka Soomaaliya iyo nuucyadiisa?

Dr. Xuseen Cali Axmed oo ah La-taliyaha Ururka Dhoofinta Kalluunka Soomaaliyeed ayaan la yeelanay wareysi ku saabsan kalluunka Soomaaliya iyo fursadaha ka jira.

Wareysigan oo dhameystiran ka daawo link-ga comment-ga ku lifaaqan.

09/07/2026

Sidee lagu ogaan karaa marka Kalluunka uu yahay mid fresh ah iyo marka uusan ahayn?

Cali Ibraahim oo ah Guddoomiyaha Ururka Dhoofinta Cuntada Badda Soomaaliya ayaan la yeelanay wareysi ku saabsan xaaladda kalluunka Soomaaliya iyo fursadaha ka jira.

Wareysigan oo dhameystiran ka daawo link-ga comment-ga ku lifaaqan.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Zobe Small Road, Rayan Building, Wadajir District
Mogadishu