IIBSO

IIBSO

Share

09/08/2025

المفتوح الحياة عسر بعديسر

29/07/2025

Waxaa sare kac xooggan kuyimid Qiimaha Hilibka Xoolaha ee magaalada boosaaso Sababta waa xoolihii oo yaraaday sida Hada soomaalidu udhaqmeyso Hadan waxlagabedilin magaalooyin kale ayey Hilib l,aan kadhaci doontaa xoolaha ugu badan ee carabta lagu dhaqdo ama lagacuno waa xoolaheena kudarso Hadaan lahelin waxgarad culimo iyo urura Bulsho oo istaaga iaalinta Nabad Guurka xoolaha aneemiyo ayaa dhici doonta waad aragtaan kaluunkiina cadaan iyo madow ayaa iska Guranayo oo kuqaraabanayo beda ayaan burcad badeed idinkaga ilaalineynaa bal isweydii yaadaran iyaga iyo burcadbadeed waa sax burcad badeedku mafiicno lkn iyana noosubki maayaan xaalufin aan laqiyaasikarin ayey wadaan

26/07/2025

Aayada Rizqigq daawo oo faafi wll

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu