Run Gate

Run Gate

Share

23/06/2026

Tusaale nuugu filan

21/06/2026

Maxaa kasobaxay shirkii dhaxmaray mahad salaad iyo waxgaradka ceyr?

Photos from Run Gate's post 21/06/2026

DEG DEG: War-Saxaafadeed:

Anigoo ah Boqor Bashiir Boqor Ciise, waxaan si dhow ula socday xaaladda Galmudug, anigoo door muuqda ku lahaa geeddi-socodkii dhismaheeda iyo hirgelintii caasimaddeeda rasmiga ah.

Mudane Madaxweyne, sida ay xaaladdu maanta u muuqato, weli laguma guuleysan in xal waara loo helo dhammaan caqabadaha horyaalla maamulka, kuwaas oo wali u baahan taageero iyo dadaal dheeraad ah. Dhanka kale, waxaa waqti iyo juhdi badan lagu bixiyey arrimo aan mudnaanta koowaad u lahayn bulshada guud ahaan.

Ma muuqato hanaan horumarineed oo si wadajir ah u taabanaya dhammaan deegaannada iyo bulshada Galmudug, balse waxaa muuqata in xoogga la saaray jihooyin gaar ah oo aan ka tarjumayn wada-lahaanshaha maamulka.

Sidaa darteed, waxaan kugula talinayaa inaad dib ugu noqoto talo-wadaagga iyo wada-tashigii ay ku mideysnaayeen 11-kii beelood ee markii h**e kuu dhiibtay hoggaanka, maadaama aysan habboonayn in masuuliyaddaas ballaaran lagu koobo go’aan hal dhinac ah.

Waa talo boqor, waana talo ku dhisan danta guud, midnimada iyo horumarka Galmudug.

Wabillaahi Towfiiq.
Boqor Bashiir Boqor Ciise # #

21/06/2026

Been yaan la’idiin sheen

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu