XAMAR MEDIA Network

XAMAR MEDIA Network

Share

24/03/2024

Rahma waxey Xaajigeeda Ka Codsatay inuu furo , Balse Waxey diiday iney Sababta Sheegto ilaa laga furaayo. Goobtu waa Magaalada Nairobi. Xaajigeeedu Wuxuu ahaa Nin dhaqaale fiican heysta, Qurbahana Waqti badan Ku qaatay.

Dood dheer kadib jiritaankii reerkaas wuu dhamaaday, waana la furay Rahma. Maalmo kadib Waxaa laga codsaday iney Wax uun bidhaamiso Oo la Xiriira Sababtii ay furiinka u Codsatay ...

Waxaana ay sheegtay in Ninkeedu uu ahaa qof bilaa Naxariis ah kaas oo aan Xushmad siinin bini'aadamka saboolka ah, dadka Naafada ah iyo shaqaalaha.

Waxaan weydiiyay hadii ay sharaxaad intaa ka badan bixin karto waxeyna igu tiri.

"Awoowgiis oo xanuunsan ayaa la keenay Nairobi ma uusan booqan oo aniga ayuu ii diray oo $100 ayuu iigu dhiibay, nin indhool ah ayaa nala soo dagay oo daris nala soo noqday

Wuuna ka raray guriga isagoo dhibsanaya caawimada uu mararka qaar u baahan yahay sida in jidka lagu toosiyo, waliba qolkaas labo bilood ayuu banaanaa oo lacagtiisu nagu socotay.

"Gabadh madoow oo muslimad ah oo noo shaqeyn jirtay wuxuu ula macaamili jiray sida qof adoon u ah , labbo jeer ayey igu tiri ninkaagu soo muslim ma'ahan maxaa naxariistii ka qaaday

, anoo intaas la yaaban ayuu maalintii dambe u gacan qaaday wiil lugaha cuuryan ka ah waliba meel ummad badan joogto, aadban arintaas ula ooyay waxaana raali galin shaqsi ah ugu tagay wiilkii naafada ahaa,

mar walba wuu xanaaqi jiray markii aan u sheego xaalado bini'aadanimo oo daran iyo dad dhiban. Si walbaba ma uusan jacleyn dadka daruufeysan.

isku dayo badan iyo dadaal dheer kadib waan ku fashilmay inaan ka badalo arinkaas uu sameeyo dhaqan-kane uu ka dhigtay

Intaa kadib waxaan is weydiiyay nuuca ninka aan mudnaa waaxana iisoo baxday in aanan nin uun rabin balse aan u baahanay nin bini'aadam ah.
Lamaanahan waxey isu dhaleen hal gabadh .

Sidee u aragtaa go'aanka Rahma, mise aaminsan tahay in laga fogaado qofka hadii uusan bini'aadanimo laheyn ?.

Photos from XAMAR MEDIA Network's post 12/03/2024

Arsenal waa soo baxday

Hayeey waraa jiridoonee wiishka Lee hayeero

02/05/2023

☆Gabadh Kasto Oo Dhar~Qafiif ah Xirato Oo dhamaan Cowraadkeeda Laga Arkaayo Soo Hadane Ku doodaysa Waa Xuriyadeeyda Shaqsiyadeed.💔👈

'Wax yar dareenkaaga ii amaahi Aan kula wadaagee qormadan cajiibka ah Oo markaad aqrisato noloshaada wax weeyn iska badali doono inshllh.😔

"Markii Ee ay Xanuunsatay Gabadhii rasuulka Csw "Faaduma ,binti, rasuul csw Xanuunkii Eey ku geeriyoon doonto Waxaa u soo gashay Haweeney lagu magacaabi jiray
Asmaa, binti, cumeys "اسماء بنت عميس " Allah ka raali nodee ayadoo ugu timid ziyaaro iyo booqasho.

Faadumo rasuul csw waxeey ku tiri ; Asmaayeey Wllhi waan ka xishoonaya in berrito leeyga saaro halkaan markaan dhinto
Waayo ragga ayaa jirkeeyga naxashka ka dhax arkayo wax aan sameeyo ma aqaan.

'Naxashyada waagaa waxaa laga sameeyn jiray geed weeyn oo la soo qoray dhaxdan ka godan meeydka lagu dhax rido ka dib maro la eg lagu dado. Asmaa binti cumeys ayaa ku tiri waxaan kuu sameeynayna naxashkii aad ku soo aragtay markaad dhulka xabashida joogtay. Oo kale.

Waxaa loo sameey naxash wareegsan oo u qaab eg sidii sanduuq Oo kale kolkaa ayaa maro darfo leh oo waasac ah Oo lagu daboolo loo keenay ayadoo eeysan cidna garaneeyn kolka lagu duubo. 'Faadumo binti rasuul csw waxeey tiri saad ii asturtay allaah kuu asturo asmaayee walal jiro

"Ayadoo meeyd ah ayeey asturnaanteeda ka sii wal waleeysa ayadoo lagu karfanayo shan karfan Kumaa qaadaya meeydk miyaa halkaa wax laga arki karaa miyeey halkaa wax fidno ah ka dhalankartaa..? Mayo

Kawaran kuwa maanta ayagoo nool Aan allaah iyo adoomadiisa ka xishooneyn ee meelaha cowradooda la taagan ee hadan ku dooday waa xurayad.

Malak malaa,igta allaah ka mid ah ayaa bishaaro loogu soo dhiibay rasuulka csw faaduma iyadoo lagu shegayo in eey tahay haweenka ehlu jannaha sayidadooda

"Xishoodka wax aan kheyr aheeyn lama yimaado" Allaah u naxariisto haweeney kasto oo qoraalkan dumarka kale la wadaagto ama la share gareeyso. Sidokale Allaah u naxariisto Ninkii isagana la wadaaga ehelkiisa iyo maxaarimtiisa

"Alllow nagu astur asturkaaga dhulka korkiisa iyo hoostiisa iyo maalinka banka qiyaame la taagan yahay. AAMIIN .

Markaad bogto aqriska ku salli nabiyullaahi muxamed csw mahdsnid. Jzkllh kheyr.💔😔👈

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

30th Street
Mogadishu
2526