MOWLA

MOWLA

Share

24/04/2026

Waxaa la joogaa 2026 waana xilli ay teknoolojiyadu si degdeg ah u kobcayso. Isticmaal la’aanta AI (Garaad Gacameed) haba yarte in aadan si uu u isticmaalin waxay keeni kartaa dib u dhac muuqda marka la eego horumarka caalamka.

AI ma aha kaliya mid shaqooyin kaa qaata dadka balse waa aalad kor u qaadaysa wax-soo saarka, yareysa waqtiga, isla markaana hagaajisa tayada shaqada.

Dooro inaad la jaanqaaddo isbeddelka, baro oo bilow isticmaalka garaad gacameed AI.
Adiga ma isticmaashaa AI qeybta hoose ee comments-ka nagula wadaa

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Geed Jaceyl, Warta-Nabada
Mogadishu
252