Gaarsii

Gaarsii

Share

12/06/2026

Soomaaliya maanta waxay u baahan tahay Hoggaan leh hufnaan, karti iyo aragti fog
Musharaxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Xildhibaan Abdulkadir Mohamed Nur (Jamac), oo leh waayo-aragnimo iyo himilo cad oo Ku dhisan Horumar, isla xisaabtan iyo mideynta Qaranka soomaaliyeed.

"Baarlamaan hormarsan oo la jaanqaada Caalamka" Waa himilo u baahan hoggaan u qalma. Xildhibaannada Golaha Shacabka, Codkiinnu ha Noqdo mid horseeda isbeddel iyo Mustaqbal ifaya.

23/05/2026

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Mudane Hassan Hussein Mohamed iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta gaarey Degmada Qansaxdheere ee Gobalka Baay.

21/05/2026

Maxay yihiin 3-da qodob ee hortaagan shaacinta liiska xildhibaannada Koonfur Galbeed?

Website