Mohamed Aqyaar

Mohamed Aqyaar

Share

02/07/2026

Yaa Salaam, Muuqalki ogu qurixda badnaa maalmaha xoriyada Loveta ku booba🇸🇴❤️

29/06/2026

Asbuucyadan waxa kenya ka socda wax sahlan maaha adoo iska joogo ayaa talefan kuso dhacayaa waad qabaneysaa Xubinkaaga taranka Haf toosbaa lagaga goosanayaa😀

28/06/2026

Safar Dalxiis ah oo aan bilicda Gobolka Gedo kusoo gudbin doono ayaan dhawaan gudo gali rabaa insha Allah.

Degmadee Jeclaan lahayd inaan ka bilaabo?
Maxaadse jeclaan lahayd inaan kasoo duubo degmadaas?

25/06/2026

Sacdiyo waa gabr yar oo Nolasha qoyskeeda iyo teedaba ka maareyn jirtay Bajaaj balse arinta murugada leh waxay tahay maanta ayaa 3 sano xabsi ah lagu xukumay

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu