Somali Tv
I got over 10 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉
Mowlidku daliil maleeyahay diini ah
25/08/2025
ciidanka daraawiish ta ee DG.waqooyi bari waa awooda 1.baad ee ciidan soomaaliyeed.leeyihiin guulaysta💪
Edeb iyo xishood.
Waatan qalanjadiinii
Metion dhe bisadayda Wiil ay kanasiib badantahay
Gaari Biijii ah oo ay lahaayeen kooxda AS ayaa goor dhaw lagu duqeeyay Degmada Al-kowther ee Gobalka Sh/dhaxe.
Degdeg gaari hartop ah oo Khawaarijta kuwa ugu sareeyo saarnaayeen ayaa caawa duqayn cirka ah lagula eegtay Baraakada Xasan Cali Xayle taasoo ku taal inta u dhaxayso Galibaax iyo Ceelbacad,
Gaariga ayaa basbeelay asiga iyo intii saarneed sida ay noo xaqiijiyeen shacab ka agdhawaa halka musiibadu kula dhacday Khawaarijta gabalkooda sii dhamaanaayo,
Guul ayaan u rajeyhaynaa Dowladeena marwalba.
Somali Tv
Ciidamada Haramcad "Mardhow Kismaayo naga fisha"
6 qodob oo Raysal Wasaare Xamse uga adkaan karo Axmed Madoobe
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
2526