Makesom Technology
06/03/2026
01/03/2026
Waxan ku gudo jirnaa 10kii dhexe ee bisha barakeysan ee Ramadaan Allaha naga Aqbalo Cibaadada.
18/02/2026
Ramadaan Mubaarak
Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwa ku sooma caafimaad iyo cibaado suuban, kana aqbalo soonka, salaadda iyo acmaasha wanaagsan.
Mar kale ramadaan mubaarak Ummadda muslimka ah.