Edalab

Edalab

Share

27/02/2026

Edalab waxaan u taaganahay inaan bixino adeeg online ah oo tayo sare leh, daacadnimo ku dhisan, isla markaana daboolaya baahiyaha macaamiisheena.

Shaqadeennu waxay diiradda saartaa:

✔️ Soo xulidda alaabo tayo leh oo la hubiyay
✔️ Adeeg macaamiil oo degdeg ah
✔️ Gaarsiin ammaan ah oo waqtigeeda ku timaada

Waxaan aaminsanahay in kalsoonidu ay tahay furaha guusha ganacsi kasta. Sidaas darteed, Edalab waxay ku shaqeysaa daacadnimo, hufnaan, iyo daryeel macaamiil.

Hadafkeennu waa inaan noqono online store lagu kalsoonaan karo oo bulshada u fududeeya wax iibsiga maalinlaha ah.

📦 Mahadsanid kalsoonida aad nagu qabtaan.
Edalab – Adeeg lagu kalsoonaan karo.

23/02/2026

🛍️ Ma rabtaa inaad ka dukaameysato SHEIN adigoo jooga gurigaaga?
Waxaan kuu dalbeynaa alaab kasta oo aad uga baahan tahay SHEIN iyo Alibaba si degdeg ah oo ammaan ah.

✔ Qiimo jaban
✔ Adeeg la isku halayn karo
✔ Jawaab degdeg ah

📲 Nala soo xiriir hadda:
61 4695963

23/02/2026

Marabtaa in Alibaba Alaab lagaaga dalbo Hadaba Nala soo xariir

SHEIN Orders in Somalia 🇸🇴
Fast & Trusted Shipping ✈️
100% Original from SHEIN
Affordable Shipping 💰
DM to Order 📩

23/02/2026

Marabtaa in Shein Alaab lagaaga dalbo Hadaba Nala soo xariir

SHEIN Orders in Somalia 🇸🇴
Fast & Trusted Shipping ✈️
100% Original from SHEIN
Affordable Shipping 💰
DM to Order 📩

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252