Union Innovation College

Union Innovation College

Share

30/09/2023

MA DOONEYSA INAAD KU HADASHO LUQADA ENGLISHKA CABSI LA`AN IYO SI SAXAN NAGU SOO BIIR OO KA GUDUB CABSIDA KA HEYSTA KU HADALKA LUQADA ENGLISHKA.

Barnaamij-yada Machadku bixiyo waxay u qayb sanyihiin labo.
1- English to English
2- English to Somali.
Barnaamj-ka English to English-ka waxaa dhigaya macaliminta ajaanbta ah.
balse barnaamij-ka English to Somali waxa dhigaya macalimin Somaali ah.
Mudada barnaamij-ka English to Somaliga uu soconayo waa 3 bilod.
barnaamij-ka (English to English) waa hal sano. wuxuuna u qaybsanyahay (4 levels )
THE TIME
GALINKA H**E ( SUBAX )
3 HOURS ( DAILY) (8:00AM-11:00AM)
OR ( 6:30AM – 8:00AM ) ONE YEAR
GALINKA DAME ( GALAB )
2 HOURS ( DAILY) ( 2:00PM-4:00PM ama
4:00PM-5:30PM) ONE YEAR
PART TIME
KHAMIS ( 2:00pm-5:00pm) jumco ( 8:00-11:00 ) ONE YEAR
ONLINE CLASS HABEENKII ONE YEAR
SHURUDHAHA LAGU AQBALAYO ARDAYGA SOGALAYA MACHADKA (CONDITIONS)
(SHARDIGA KOWAD) Diiwan galin
C( SHARDIGA LABAD) QIMEYNTA AQOONTA ARDAYGA
( SHARDIGA SADEXAAD) INTERVIEW (WAREYSI)
F.G
1. Hadii machadka ay sogalan 4 arday oo isla dhalatay mid aya free ah
Maclumaad iyo diiwan gelin, la xidhiidh
Tell. No: 0614401060/614401050
Whatsapp numberka
0612103187/0614401060
https://wa.me/message/YHTRQNSX2ZMJF1
Adress: Hodan District-Mogadishu-Somalia.
Gar ahan xafada taleex kaso horjedka maqayada fatxi taleeh.
Waxaad kaloo Comment noogu reebi kartaa magacada iyo Numberkaga inaga ayaa kula soo xariiri doono insha ALLAHhttps://wa.me/message/YHTRQNSX2ZMJF1

29/04/2023

Ma dooneysa in aad Gaartid Heerka sare (Advanced Level) Luuqada Englishka?
Ma rabta inaad sii dhaqso leh ugu hadasho Af-englishka,sii sax ah, aan kala joogsi laheyn?
Waxaad u bahan tahey ma ahan in aad barato Xeerarka Grammerka (Grammar Rules), ee waa in aad heshid English aad ku baraktigareysid Kuhadalka sii toos ah oo Joogto ah, Tayo sare na leh.
taas oo kaa caawin doonta ku hadalka Af-English inaga oo taas ka anba qaadeyno, Union collage waxay ku keentay Korsadii Kugu Habooneyd ee lagugu talo galay.
Korsadaan waa mida uga wanaagsan ee lagu talo galay qof walbe oo donaayo in uu barto ku hadalka afenglishka sii fasiix ah ( Fluently).
Korsadan waxaa dhigi doono macalimin ajaanib iyo Somali iskugu jiro luuqada englishkana khibrad badan u leh.
Korsadan waxaay leedahay qeyb full time ah oo la qadan doono maalmaha Sabtida ilaa arbaco part-time ah oo la qadan doona malmaha khamista iyo jimcaha ah inshalaah..
is diiwan galinta hada way socota is diwan gali waqti h**e sii aad u hesho qimo dhimista waqtiga h**e ah, tirada ardayda la qadanaana wey xadiidan tahey.
Fadlan nagu soo boqo xarunta Union collage oo ku yaala agagaarka xarunta degmada hodan kaso horjedka radio danan taleex,degmada hodan, Mogadishu-somalia.
Waxi fah faahin dheeri ah fadlan naga soo wac numberadan: 0612103187ama 0614401060
Whatsapp numberka
06a14401060/0612103187
https://wa.me/message/NGSLCGFB2RG5P1
Waxaad kaloo Comment noogu reebi kartaa magacada iyo Numberkaga inaga ayaa kula soo xariiri doono insha ALLAH

09/03/2023

Waxi fah faahin dheeri ah fadlan naga soo wac numberadan: 0616658551ama 0614401060
Whatsapp numberka
0616658551/0612103187
https://wa.me/message/NGSLCGFB2RG5P1
Waxaad kaloo Comment noogu reebi kartaa magacada iyo Numberkaga inaga ayaa kula soo xariiri doono insha ALLAH

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Taleh Street, Near Fatxi Resturant
Mogadishu