Anshax Portrait Studio
12/04/2026
πΈ KU SOO DHAWOW STUDIO-GEENA Anshax Portrait Studio πΈ
β¨ Halkaan waa meesha sawirkaaga uu ka noqdo xasuus qiimo leh!
π― Waxaan si gaar ah ugu takhasusnay:
π Aroosyada (Wedding Photography)
β Qabashada daqiiqadaha ugu quruxda badan noloshaada
π Fashion Photography
β Sawirro casri ah oo ku habboon models & brands
π Events (Munaasabado)
β Xaflado, shirar, iyo dhammaan dhacdooyinka muhiimka ah
π’ Commercial Photography
β Sawirro ganacsi oo kor u qaadaya sumaddaada
π Graduation Photography
β Xasuus aan la ilaawi karin oo qalin-jabinta ah
β
Tayo sare (HD Quality)
β
Editing & Retouching Professional ah
β
Qalab casri ah
β
Adeeg degdeg & kalsooni leh
π₯ Nagu aamin xusuustaada β waxaan ka dhignaa mid muuqata oo nool!
π Nagu soo booqo maanta Sanca, Kaaraan
π La xiriir hadda si aad u booking sameysato +252 61 7237658
09/04/2026
Raac tallaabooyinkan si aad uga qayb gasho:
1οΈβ£ Like saar Page-ka
2οΈβ£ Like saar Post-kan
3οΈβ£ Share garee Post-kan
4οΈβ£ Comment ku qor magacaaga ama βID Photoβ
π₯ Qofka hela like-yada ugu badan ee comment-kiisa β Wuu ku guuleysanayaa!
β³ Deadline: [2 maalin]
π Ku dadaal inaad asxaabtaada ku casuunto si ay like u saaraan comment-kaaga!
π Abaalmarin: ID Photo FREE ah
π Goob: Sanca - kaaraan
05/04/2026
πΈπͺͺ TESARO (PHOTO ID) DEGDEG AH! πͺͺπΈ
Ma u baahan tahay sawir rasmi ah? Hadda gal | Hadda Hel
Waxaan kuu diyaarineynaa Photo ID tayo sare leh oo ku haboon:
βοΈ Shahaado
βοΈ Baasaboor
βοΈ ID Card
βοΈ Visa & Documents kale
β‘ Sawir nadiif ah + cabbir sax ah
β‘ Daabacaad degdeg ah
β‘ Qiimo jaban
π Nagu soo booqo maanta xaruntena Sanca dhanka macalin makaran.
π La xiriir: +252 61 7237658
π Hel tesaro sax ah, waqtigaagana badbaadi!
Click here to claim your Sponsored Listing.