Muds

Muds

Share

19/11/2023

05/07/2022

Siyaasiyiinta waa sidii daanyeerada keymaha ku jira

Daanyeerada hadeey isku dhacaan miraha ayeey burburiyaan
Hadeey heshiiyaan miraha ayeey cunaan mirihii meesha ku gacan galay

Siyaasiyiintana hadeey isku dhacaan hantida shacabka ayeey burburiyaan
Hadeey heshiiyaane hantida shacabka ayeey u heshiiyeen

22/02/2022

Maanta = 22-2-2022

Taariikhdii iswaafaqday

Horay waa loo arkay lkn maanta kadib ma arki doontid waligaa xitaa kumanaan sano kadib
bal isku day taariikh dhiman oo iswaafaqeeso sidaan oo kale

03/06/2021

Deganaanshaha waa dabeecad ee maaha dadnimo gaar ah

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu