DALAG SOOR Agrisolutions

DALAG SOOR Agrisolutions

Share

20/03/2026

Eid wanaagsan dhamaan shacabka muslimiinta meel walbo ay joogaan , gaar ahaan Umada soomaliyeed , ilaahey swt caafimaad ha inugu gaarsiyo ciidan ciideeda 🤲.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وأعاد الله علينا وعليكم شهر رمضان وعيد الفطر باليُمن والبركات. جعلنا الله وإياكم ممن أدركوا الرحمة والمغفرة، وكل عام وأنتم بخير وصحة وعافية.

DALAG SOOR Agrisolutions

07/02/2026

Ma ogtahay sababta sanad walba abaaruhu u bataan, roobkuna u yaraado, kulaylkuna u sii kordho?
Tani ma aha dhacdo caadi ah waa Isbeddelka Cimilada – Climate Change.

🎙️Waa maxay Isbeddelka Cimiladu?
Isbeddelka cimiladu waa marka heerkulka dhulka, roobka, dabaylaha, iyo jawiga guud ay si aan caadi ahayn isu beddelaan muddo dheer.

• Dalkeena Soomaaliya wuxuu si gaar ah u dareemayaa:
• Abaaro soo noqnoqda
• Roob la’aan
• Dalagyo baaba’a
• Xoolo dhinta
• Sicir barar cunto
• Dad barakacaya

Beeraley badan waxay lumiyaan wax soo saarkooda, taasoo keenta gaajo iyo saboolnimo.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Afar Idoodka Next Hormuud
Mogadishu