Hufnaan Media

Hufnaan Media

Share

09/02/2026

Hooyadaan qalbigeedu waxaa gubayo, ciil iyo caloolyow darteed ayay ilmadu ka qubatay 😭
Hooyadan waxay ka qayb gashay xaflad caano shub ah oo uu joogay Madaxwayne Deni, iyadoo rajaynaysay in mar uun ay fursad u hesho inay si toos ah ula kulanto, uguna sheegto dhibkeeda.

Dhibkeedu ma ahayn mid yar…
Wiilkeedii ayaa tahriibay, waxaana gacanta ku haya magafe, laguna haystaa lacag dhan kumannaan doollar. Hooyadu hal rajo oo kaliya ayay wadatay:

“Madaxwayne, wiilkayga halkaas iiga soo saar.”
Nasiib darro, ma aysan helin fursad ay Deni kula kulanto. Rajadii ay qabtay way burburtay, qalbigeediina xanuun ayuu dareemay. Markaas ayay oohin dheer, oysay,hooyo aan wax kale haysan 😭

Waa hooyo wiilkeeda magafe habeen walba garaaco,majiifato waxay maqashaa codka wiilkeeda oo lagaraacaayo waxba uma qaban karto😭

Fadlan Hooyadan Aan u duceeyno.🤲😥

27/01/2026

DOWLADA SOMALIYA oo Bixisay jawaab kulul…..

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


KM4 Street
Mogadishu