HAYAT Hospital
20/05/2026
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan bahda Hayat Medical Group geerida ku timid Marxuum
Ali Abdulle Ahmed Ali Toyo oo ahaa Gudoomiyihii Hayat Medical Group.
Allaha u naxariisto, janatul Firdowsana haka waraabiyo, samir iyo iimaanna Allaha naga wada siiyo. Aamiin 🤲
30/04/2026
Maanta iyo Gandhiga Xayaat.
hospitalka daryeelka hooyada iyo dhalaanka ee Dr mohamed dhere specialist hospital.
Waxaa ka hawl gala dhakhaatiir aqoon durugsan leh. Allah baa wax daweeyee Daawo iyo adeeg hubsan oo tayo sare leh ayaa idinku diyaara
17/02/2026
🌙 Ramadaan Mubaarak
Hayat Hospital waxay idiin rajaynaysaa bisha barakeysan ee Ramadaanka
caafimaad, nabad iyo khayr badan.
Alle ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada,
hana ka dhigo bil naxariis iyo cafis leh.
🕌 Ramadaan Kariim dhammaan bulshada.
Goorma ayaa kugu dambeysay baaritaan caafimaad?
Haddii aad xasuusan weydo… waa waqtigii aad iman lahayd Hayat-Hospital
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu