Midnimo YOUTH GROUP

Midnimo YOUTH GROUP

Share

20/10/2025

SUBAX WANAGSAN BAHDA MIDNIMO YOUTH GROUP

19/10/2025

ma jirtaa qaab ay dhalin yarada soomaliyeed iskugu imaan karaan ayaga meel iska dhigaayo qabyaalada iyo kala tageerida siyaasiyiinta aan ka shaqeenen wax dantooda ah

maka shaqeen karnaa danaha mustaqbalka dhalin yarada soomaliyeed ?

maku qasbi karnaa siyaasiyiinta in ay ka shaqeeyaan danta dhalin yarada iyo inta ku danta ah ?

ma mideeyn karna dhalinyarada anagoon wax ajando ah ka laheen tuusale in xilal ku helno ama xoolo ku helno

waxaan sameeynay group what's up oo aan ku faqideeno arimahaas oo dhan nagala soo xiriir what's up number +252684124811

kaliya u jeedadeenu waa in mustaqbalkeena ka shaqeena maya u jeedo siyaasi iyo mid qabiil

qof kasta hana soo follow gareeyo

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu