Legal Guide Somalia
03/12/2023
My Article:
Soomaaliya, hannaanka dowladnimada Somalia ee maanta waa mid ku yimid dib u heshiisiin iyo wada xaajoodyo siyaasadeed oo muddo dheeraad ah soo socday ugu danbayntiina soo gaaray heerkan aan ku naalooneno, sas ay tahayna wali sharciyadeena ay wali qabyo tahay.
Waxaan kula wadaagaya Maqaal aan ka qoray oo aan ugu hadlaayo: *Hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka KMG: Caqabadaha Iyo Guulaha.!*
Halkan ka aqriso:
👇👇👇
Hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka KMG: Caqabadaha iyo Guulaha. Soomaaliya, hannaanka dowladnimada Somalia ee maanta waa mid ku yimid dib u heshiisiin iyo wada xaajoodyo siyaasadeed oo muddo dheeraad ah soo socday ugu danbayntiina ku soo gabagaboobay shirkii Mb…
14/10/2023
Brian Mwenda oo mudo ku qaraabanayay xirfada qareenimo si been abuur ah ayaa waxa xiray Mas’uuliyiinta Kenya. Brian ayaa si been abuur ah isku soo bandhigay inuu yahay Qareen ka tirsana qareenada Kahowl gala maxkamadaha kenya.
Brian Mwenda ayaa Garsoorayaasha Maxkamadda Sar, iyo Garsoorayaasha Maxkamadda Racfaanka hortooda kaga dooday 26 kiis asigo difaacayo. Wuxuuna ku guuleystay dhammaan 26 kiis ka hor inta aan la xirin.
Ka waran hee Waa la qarabanoya lol.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252