Study Plus Training Center
01/10/2022
Machadka study plus training center , waxa uu qaadanayaan ardaydi ugu horeysay o lo qabanaayo tababar la xiirira research methodology.
Coursadaan o ay baahi weyn ay uqabaan ardayda somaaliyeeed qaasatan ardayda gabogabeyneysa heerka kowaad e waxbarashada kuna jiro buug diyaarintoda.
Coursada ardayda waxa ay ka caawineysaa in aay iyaga gacantooda buugoda ku qortaan si kalsooni leh.
Courseda inta ay socoto ardayga waxaa u ku baran doono in u faham buuxa ka qaato maadada, iyo un fahamka ku darsado tababar lagu baraayo qorista buugagta research haddi ay ahaan laheyd :
How to write research proposal
How to write thesis/desertions.
Waxaa kalo o ardayga barandoona sida softwareskaan logu isticmaalo research writing :
SPPS TOOL
STATA
ADVANCED EXCEL .
Haddi aad dooneyso in aad ka mid noqoto ardayda raba in ay cilmigooda siyaadsadaan
Fadlan nala so xiriir.
Email: [email protected]
Telephone no: 0615211078/ 0615752723
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |