Gaarhaye Media
Liin dhanaanta inta laqalajiyo baa maraakiib lagu raraa emarateka ayaa lageeyaa isna waxa uu kasoo sameeyaa parafuuno iyo saabuunta lagu qubaysto markaas buu inagii u gaynay dib inooga iibiyaa
Kawarama hadaan warshado yar yar usoo gadano oo inagu wexeena isku celceshano dhaqaalaheenu soo cirkaa magaleen somaliyey
Goobtu waa degmada baardheere
DEGDEG Ciidamo ka tirsan booliska Puntland oo dhawanahaan tababar uga socday taliska ciidanka booliska carmo ayaa maanta xidhay wada u dhaxaysa bosaaso iyo garowe ciidamadaan oo ahaa dhalinyaradii booliska Puntland qortay in mudo 8 bilood ah tababar usocday ayay wayaay dhamaan xuquuqdoodii mushaarkii caafimadkii iyo cuntadiiba siduu ii sheegay mid ka mid ciidamada halkaas ku jira sidoo kale waxaa jira dhalinyaro ka badan 20 oo xanuuno kale soo riteen oon gargaar cafimaad oo dhamaystiran helin.
Click here to claim your Sponsored Listing.