PUMSA
21/06/2023
Waxaan kusoo dhaweynaynaa sanadka clinical rotations ama internship ardayda MBBS waxaan idin rajeynaynaa mustaqbal ifaaya iyo inaad bulshadina ushaqeyn dontaan inta aad isbitaalada joogtan
20/06/2023
Maanta oo aay 20 bisha june, 2023 aheed waxaa imtixanki ugu dambeeyay ee loogu gudbayay clinic ga galay MBBS waxaan idin leenahay kusoo dhawada fasaxa sanad laha ah waxaadna idin rajeynayaa guul iyo horumar
09/08/2022
Ka faideysi wacan
Dr. Karam waa mahadsan yahay iyo xafiiska soo qaban qabiyay
13/05/2022
Doorasho si heer Sara loso agaasimay ayaa waxaa lagu doortay xibnaha golaha fulinta ee ururka ardayda kulyada caafimad ee jamacada Plasma marki laso gabshana loyaqaano PUMSA hadaba waxaan Halkaan uga Hambalyeynaynaa:
1. Zakariye Yusuf Ali oo ku guleystay gudomiyaha ururka
2. Mustaf Ibrahim Ali oo ku guuleysatay gudomiye kuxigen,
3. Abdimalik Abdullahi mohamed oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka,
4. Abdirihman Omar mohamed, xoghaynta maaliyada
5. Ali Abdullahi Ali, xoghaynta arimaha dibada
6. Abdihamid muse Mohamed, xoghaynta arimaha waxbarasha iyo cilmibarista
7. Abdulkadir abukar Roble, xoghaynta arimaha bulshada iyo xaladaha degdega
Waxaan leenahay dhaman xibnaha ladoortay Allaha idin fududeeyo Xilkan culus ee la idin dhibay, noqda ku soo kordhiya wax muuqda oo wax qabad ah, waan ognahay inaad tahin dad karti leh ,energy cusub na ka buuxo ,anaguna waan idinla shaqeynaynaa ,garabkinana waan taagnahay. insha allah,waxaana idin ka rajeynaynaa sidaan idiin idmanay inaad uga soo dhalaashan. Sidaa si lamida waxan ugu mahadcelineynaa gudigii qiimaha badnaa ee doorasha, gudigi protocol Ka iyo dhaman xafiisyadii fududeyay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Mogadisho