Nasiib Shop LLC

Nasiib Shop LLC

Share

13/08/2024

Waxaa manta Reer kusoo biirtey Gabar
Kalle ayaan uga mahad celinaynaa
Aniga io marwadayda
MSS AMBIYO OMAR ALi
Taariiqduna ay tahay 13/8/2024
Saacaduna wa 5:00pm subax nimo
Malin tuna waa tallaado
Hambalyo hambalyo

11/08/2024

Ilduufbaa shax kaa dilloo irbadu geel laguma qalo
Ogaalbaa marqaati fiican lexana waa lagaa tagaa
Iimaankaa lagu dhegaa
Xa,unbay uqraarkacdoo anigu kaa aarsanmaaye illaah ban talda saartey

25/07/2024

GALIILYADA NAFTEYDIYO WAXA GUBAYA LAABTEYDA
GUCASHADA XASUUSTIYO
ILMADA GOONKA
MIRANAYSA

Want your restaurant to be the top-listed Restaurant in Marka?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Marka Near Shalambood
Marka