Wll dinho

Wll dinho

Share

07/11/2025

😭Subxaanallaah😑Maxaad kala socotaa dhacdada Caawa ka dhacday Magaalada Muqdisho, gaar ahaan afaaf-ka h**e ee Banaadir Hospital.

Hooyo foolanaysa oo nabarkii foosha la daala dhacaysa ayaa dibadda looga soo saaray Cisbitaalkii waxayna ku umushay laamiga ama barxadda Cisbitaalka iyada oo ku qaylineysa icaawiya.

Gabadha ayaa marka h**e gudaha u gashey isbitaalka waase laga soo saarey waxaana laga soo turaantureeyay isbitaalkii illaa markii dambe ay ku dhashey albaabka h**e isbitaalka .
Maamo qibrad leh oo jidka mareysay ayaa cunuga ka soo qabatey inkasta oo uu dhintay cunigii😭

31/10/2025

😭😭😭😭yaaa Allah 🀲help sudan πŸ‡ΈπŸ‡© people 😭🀲

28/10/2025

Triple unfollow from Barça player to Carvajal. 🀯❌

24/10/2025

🚨 Leo Messi is in the 𝐟𝐒𝐯𝐞 𝐟𝐒𝐧𝐚π₯𝐒𝐬𝐭𝐬 for the 2025 Landon Donovan MLS MVP award! πŸ‡¦πŸ‡·πŸŽ–οΈ

The stats in MLS this season are πˆππ’π€ππ„:
🏟️ 28 games
⚽ 29 goals
πŸ…°οΈ 19 assists

𝑾𝒉𝒂𝒕 𝒂 𝒔𝒆𝒂𝒔𝒐𝒏 π’˜π’Šπ’•π’‰ 𝑰𝒏𝒕𝒆𝒓 π‘΄π’Šπ’‚π’Žπ’Š! 🩷✨

22/10/2025

𝐋𝐄 ππ€π‹π‹πŽπ πƒβ€™πŽπ‘ 𝐀𝐍𝐃 π‚πŽ! β€οΈπŸ’™πŸŽΎ

DembΓ©lΓ©, Kvara, DouΓ©, Nuno… who’s the πŒπŽπ“πŒ? ✨

Want your business to be the top-listed Business in Jowhar?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mohamoudinho
Jowhar
2233