MyShop
31/12/2025
Where technology meets opportunity. 🚀
🧠 Tech Savvy Networking Night
📅 January 23, 2026
🤝 Connect • Innovate • Grow
Limited seats available. Register now!
31/12/2025
Tech Savvy Networking waa fursad qiimo leh oo lagu dhisayo bulsho tech oo isku xiran, aqoon wadaag ah, isla markaana abuura fursado cusub oo ku saleysan tiknoolajiyada casriga ah. Munaasabaddani waxay dhiirrigelinaysaa hal-abuurnimo, wada-shaqeyn, iyo horumar waara.
21/12/2025
Come and connect the people in your industry.
20/12/2025
Tech People Networking kani waxa uu dhici doonaa bisha january sanadka 2026ka Insha Allah.
Waxa kasoo qayb gali doona;
1.Developerska
2. Industry Experts
3.IT professionals
4.Start up Founders
5.Entreprenuers
6. Tech Enthusiasts
7.Business and Inovation Leaders.
Kala soco wixii faahfaahina halkan.
Click here to claim your Sponsored Listing.