codka dadweynaha

codka dadweynaha

Share

22/06/2025

Ciidanka ฤฐsraa'iil

-Beri waa fasax gebi ahaan Schoolada
-ฤฐsku imaansho oo idil waa mamnuuc
-Goobaha ganacsiga ha xirnaadaan

Dhaqdhaaq oo idil lama ogolo ilaa amar dambe.

---------------
Haddaba su'aashu waxaa ay tahay, Iraan siddee jawabateedii noqon doontaa? Ma dhowr gantaal ayey xaruumaha mareykanka ku tuuri doontaa iyo israa'iil? Waayo mareykanka waxaa uu sheeganayaa GUUL TAARIIKHI AH, Si kasto warbaahinta dowlada Iraan arrintani ay wax basiid ah uga dhigto, Haddana gobolka waxaa laga dareemayaa cabsi xoog badan oo la xiriirta jawaabta Iraan. Wayse dhici kartaa Iraan jawaab xadidan in ay ka bixiso.๐Ÿ˜‡

21/06/2025

Sida ay hada qortay Israel news agency
Waxay sheegtay ineey dileen madaxii h**e ee Sirdoonka Iran ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท Hussien Taeb.
Israel ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑ waxay ninkaas ku tilmaamtay bahal.
Dhinaca kale Iran ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท iyadu ma aysan ka hadal sheegashada Iarael- warar kale oo xaqiiqda kusalaysana lama hayo

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Burco
Hargeisa