RAAD - Research & Development

RAAD - Research & Development

Share

23/01/2026

Muuqaal guud | Qaabkii uu u qabsoomay kulankii lagaga faaloonayay mawduuca ah "Beyond Recognition, What Does International Recognition Really Hold?".

Photos from RAAD - Research & Development's post 21/01/2026

Sawiro: Kulan aqooneedkii ka qabsoomay caawa Xarunta Cilmi baadhista Raad Center "Beyond Recognition, What Does International Recognition Really Hold?"

Photos from RAAD - Research & Development's post 21/01/2026

Madashii waa idiin diyaar

Waxyar ka dib waxa xarunta RAAD ka bilaabmaya barnaamijka
"Beyond Recognition, What Does international Recognition Really Hold" oo uu marti ku yahay Dr. Abdiqani Muse Hassan.

20/01/2026

Xarunta RAAD Research, waxa ay idinku casuumaysaa kulan aqooneed muhiim ah oo si qoto dheer u falanqaynaya mawduucan hoos ku xusan
"Beyond Recognition, What Does international Recognition Really Hold"

Martida Barnaamijka:
Dr. Abdiqani Muse Hassan

Taariikhda: 21 January 2026 (Habeenka khamiistu soo galayso)
Waqtiga: 7:30 PM (Fiidnimo)
Goobta: Raad Center – Waddada Madaarka, Star Area

Kasoo qayb gal wanaagsan

Photos from RAAD - Research & Development's post 11/01/2026

Lix bilood ka dib furitaankii RAAD Research Center, maxaa u qabsoomay?

Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospect 07/01/2026

Halkan ka daawo muuqaalka dhamayska tiran ee barnaamijka "Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospects"
https://youtu.be/1t-mqyFypw8?si=VpLt4tGcC_ef-K5s

Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospect Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

06/01/2026

Muuqaal guud | Qaabkii uu u qabsoomay kulankii xalay lagaga faaloonayay mawduucan "Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospects".

Photos from RAAD - Research & Development's post 05/01/2026

Sawiro | Qaybta labaad: Barnaamijka "Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospects" ayaa ka qabsoomay Xarunta cilmi baadhista Raad Center

Photos from RAAD - Research & Development's post 05/01/2026

Sawiro: Barnaamijka "Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospects" ayaa ka qabsoomay Xarunta cilmi baadhista Raad Center

03/01/2026

RAAD Research, waxa ay idiin soo bandhigaysaa kulan aqooneed muhiim ah oo si qoto dheer u falanqaynaya, Mawduucan hoos ku xusan
"Somaliland and International Recognition: Historical Roots, Geopolitical Changes and Future Prospects"

🎙 Martida Barnaamijka:
Mohamed Abdirahman iyo Guleid Jama

Taariikhda: 05 January 2026 (Isniin)
Waqtiga: 7:30 PM (Fiidnimo)
Goobta: Raad Center – Waddada Madaarka, Star Area

Kasoo qayb gal wanaagsan

26/12/2025

Farriim Muhiim ah

Dhammaan akhyaarta ku xidhan xarunta Raad Center, ee ka war hayay ballankii Barnaamijka caawa, waxa aan ogaysiinaynaa in uu baaqday kulankii, duruufa jira awgood

25/12/2025

Madhaafaanka akhlaaqdu waa tiirarka ugu muhiimsan ee lagu dhiso shakhsiyadda Bini’aadamka iyo horumarka Bulshada guud, Qur’aanka Kariimka ahina waxa uu xambaarsan yahay nidaam dhammaystiran oo anshax iyo akhlaaqeed, kaas oo si isu lammaan u hagaya ficilka iyo fikirka qofka Muslimka ah, isla markaana xoojinaya cadaaladda, wanaagga iyo wada noolaanshaha Bulshada.

Xarunta RAAD ee Cilmi baadhista iyo Horumarintu waxa ay idinku martiqaadaysaa kulan aqooneed cinwaankiisu yahay “Madhaafaanka Akhlaaqda iyo Aragtida Qur’aanka”, kaasoo uu soo jeedin doono Sheekh Almis Yaxye.

Munaasabaddan waxa ay dhici doontaa Jimcaha, 26-ka December, Salaadda Cishe ka dib. Goobtuna waa Xarunta RAAD – Waddada Madaarka (Star Area)

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

9. 535073, 44. 075039
Hargeisa