Sacad Musawi
Hambalyo dhamaan shacabka Somaliland
13/10/2025
📚 Bandhiga Buugga Xasil
📅 17 Oct 2025 – Habeenka Sabtida soo galeyso
📍 Goobta: Damal Hotel
⏱️ Goorta : 7:00 pm fiidnimo
🎟️ Tigidhada: Waxaa laga helayaa Sahan Books
⚠️ Tigidhadu waa koobanyihiin!
H**e u doon tiketkaaga si aadan uga harin!
18/08/2025
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐭𝐚 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞 𝐟𝐨𝐫 𝐒𝐮𝐬𝐭𝐚𝐢𝐧𝐚𝐛𝐥𝐞 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝟐𝟎𝟐𝟓, 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐨𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚.
Shirkan taariikhiga ah ayaa isu keenay cilmi-baarayaal, aqoonyahanno, khubaro iyo siynisyahano caalami ah, si ay uga wada hadlaan doorka muhiimka ah ee Data Science ku leedahay horumar waara.
Dahabshiil Group waxa ka go'an inay door muuqda ka qaadato dhiirrigelinta aqoonta iyo xoojinta ballanqaad-kayaga joogtada ah ee ku aaddan hal-abuurka, tiknoolajiyada, iyo dhisidda mustaqbal waara.
Click here to claim your Sponsored Listing.