Primo Press
01/07/2024
Hambalyo waxaan hanbalyo u dirayna dhamaan umada soomaliyeed xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna.
16/06/2024
mubaarak
07/06/2024
Dhamaan macaamiisheena
02/06/2024
Waxaan shaqo u qabanay Good day online market oo ah macaamishayada anago u dhisnay brand iyo logo, mar wlba waxa naga goan inan kugu adeegno hufnan iyo degdegsiimo anago muhiimadayadu tahy qancinta macmiilka
fadlan nala so xiriir: wa.me/0906640842
01/06/2024
Waxay wada shaqayn na dhex marty Al-ihsaan Medical Center oo ah xarun cafimaad anaga oo u naqshadayn Promotion card iyo sido kale social media Poster.
Primo Press waxay mar walba diyar kula tahay naqshado qurxoon o ku qancin doona ,Quruxda ganacsigagu waa Primo Press Fadlan nalaso xiriir: Wa.me/0906640842
29/05/2024
Primo Press waa shirkad sameesa xayaysiimaha ganacsiyada noocyadooda kala duwan iyado adeegyada ay bixiso ay ka mid yimad yihiin brand identity, logo design, social media posters, roll ups, business cards iyo dhamaan multimedia services.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
00252