Signal media
29/06/2026
Xildhiban jamal aadan diriye o laga caydhiyay xisbiga kaah ,Gudoomiyaha Xisbiga Kaah ayaa sheegay in Xildhibaan Jamaal Aadan Diiriye laga qaaday Xilkii Gudoomiye ku xigenimada iyo xubinimadii Xisbigaasiba.
Gudoomiye Xaashi ayaa sheegay in guddiga fulinta xisbigaasi ay qaaden talaabadan caawa taas oo ay soo jeediyeen guddiga anshax marinta Xisbiga Kaah caawa iyagoo ku sababeeyay inuu jebiyay xeerarka iyo mabaadi'ida guud ee xisbiga.
Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Road No1
Hargeisa
252
Hargeisa
252