Eng. Allaale

Eng. Allaale

Share

19/08/2025

Habraaca dhismaha - fahan guud oo ku saabsan dhismaha bilow ilaa dhammaad. La soco qaybta xigta.

๐Ÿ”ด Maku hawlan tahay mashruuc dhisme โ“

๐Ÿ“ž๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ‘ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ ๐Ÿ•๐Ÿ—๐Ÿ“๐Ÿ—
Tiktok: .Allaale

31/07/2025

๐‡๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š (๐ญ๐š๐ฑ๐š๐ง๐ž)
๐Œ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐š๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š (๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐š๐œ๐ญ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ)

1๏ธโƒฃ 1๏ธโƒฃ. ๐‡๐š๐ค๐ฎ ๐๐š๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ง ๐ž๐ซ๐ž๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ฒ๐š๐๐š ๐ช๐š๐ฅ๐š๐Ÿ๐ฌ๐š๐ง
Ereyada sharciga ee adagi badanaa waxay qariyaan khataro(tusaale ahaan, in lagu yidhaa waxkasta oo dhismahaagu u baahanyay anaa kuu dhammaynaya - ma cadda waana qodob adag). Ka dhig shuruudaha qandaraaska kuwo la fahmi karo oo cad kahor intaadan saxiixin. Ka taxadar shuruudaha mugdiga ahi waxay keeni karaan isfahan laโ€™aan. Hubi in baahidaada, jadwalka shaqada, iyo waajibaadyada si cad oo faahfaahsan loo qeexay. Ilaali isu-dheellitirnaanta u dhaxaysa dabacsanaanta iyo ad adayga.
Heshiis aad u adag wuxuu keenaa khilaaf, halka dabacsanaan xad-dhaaf ahna ay keento in lagu takri falo awooda. Sidaa awgeed isku dheelitir labadaas.

1๏ธโƒฃ2๏ธโƒฃ. ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž ๐ก๐ฎ๐›๐ข๐ง ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š.
Xataa kuwa khibradda fiican lihi waa bin aadan samayn kara qalad. Waa in uu kuu joogaa kormeere kusiinaya warbixinta dhismahaaga si joogto ah. Si guud adna ula soco markasta xaalada mashruucaaga. La socoshada mashruucu waxay keentaa in caqabadaha jira iyo xalalkooda aad si dhaw ula socon karto.

1๏ธโƒฃ3๏ธโƒฃ. ๐–๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐๐š๐ ๐š๐š๐ฅ ๐ฒ๐š๐ซ, ๐ฎ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ ๐š๐ซ๐š๐ฐ!
Isbeddelka ku yimaada shaqadu (scope) waxa uu noqon karaa mid faaโ€™iido keena ama mid masiibo sababa. Sidaa darteed, Is bedelka heshiisku waa in uu maraa nidaam sax ah, iska jir in si fudud afka loogu bedelo, taas oo keeni karta mustaqbalka fahandarro.
Heshiisku wuxuu qiima beela marka la ixtiraami waayo, ee jadwalkii shaqadu mudo dhaafo, Ha dhayalsan dib u dhacyada waayo wakhtigu waa lacag. Dib u dhacyadu waxay kugu keeni karaan isbedel heshiis, khasaare iyo kharash dheeriya, sida darteed wakhtiga mashruuca si fiican u maamul.

๐Ÿ“Œ ๐‘™๐‘Ž ๐‘ ๐‘œ๐‘๐‘œ ๐‘ž๐‘Ž๐‘ฆ๐‘๐‘ก๐‘Ž ๐‘‘๐‘Ž๐‘›๐‘๐‘’

๐Ÿ”ด Maku hawlan tahay mashruuc dhisme โ“
๐Ÿ“ž๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ‘ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ ๐Ÿ•๐Ÿ—๐Ÿ“๐Ÿ—
Tiktok: .Allaale
Facebook: .Allaale

Want your business to be the top-listed Home Improvement Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Down Town Hargeisa
Hargeisa