Pipsom
Pipsom — Hal-abuurka Cusub ee Maaliyadda Dijitaalka ah
Horudhac:
Maanta waxaan si rasmi ah u bilaabaynaa safar cusub — safar horseed u ah horumarka, wacyigelinta, iyo xorriyadda maaliyadeed.
Pipsom waa in ka badan shirkad — waa dhaqdhaqaaq dhijitaal ah oo loogu talagalay dhalinyarada, qoysaska, ganacsatada iyo jiilasha soo koraya ee doonaya nolol dhaqaale oo xasilloon.
Dhiirigelin:
Maaliyaddu ma aha wax gaar u ah dadka qaniga oo kaliya.
Maaliyaddu waa faham, go’aan, iyo dadaal.
Haddii aad leedahay riyo, fikir, iyo rabitaan inaad noloshaada beddesho — Pipsom waa garabkaaga.
Waa maxay Pipsom?
Pipsom waa hay’ad dhijitaal ah oo isku xirta:
• Forex trading
• Affiliate marketing
• Mentorship & digital courses
• E-commerce, crypto & passive income tools
Ujeeddadeennu waa mid cad: inay dadka barno, hagno, oo aan dhiirrigelino inay hantidooda ku dhistaan dijital ahaan.
Ku soo dhawoow bulshada Pipsom — halka ay riyooyinka maaliyadeed ka noqdaan xaqiiqo.
⸻
Telegram Channel keena:
https://t.me/+p8CA8XqTS883Njc8
Pipsom Welcome to PipSom! We’re a growing platform focused on Forex trading and affiliate marketing
29/02/2024
Move intaas le'eg inuu crypto ku dhaco wa wax la filanayey 2024,
Su'aasha is waydinta mudan waxay tahay mid kamida lacagaha move wayn sameyey hadaan tusaale uso qadano DOGECOIN, oo aan ku maalgashtay 100$ sanadki h**e Tusale 1/10/2023,
Ama hadi aan si kale u dhaho 5 bilood ka hor manta maxaan faido haysan lahaa😊
Waxaan heesan lahaa 270$ faido 170$ ah ayaa i raaci lahayd 100$ aan ku maalgashtay.
Hadaba wa sidaas oo kle qofki 1000$ gashtay, isna waxuu ka helin 2700$
Isku so wada duubo dadka qaar aya dadka dhahay bil kadib gacantaada ayaad dhunkan hadaad 100$ gashato waana beentood🤣 hadaba hubanti wax ahna ma jiran waa maalgashi khasaare iyo faido wato waxa la huba wa in crypto mustaqbal leedahay wana lacag lo guuri doono lkn u baahan in waqtigeeda la sugo sanooyin.
Talo ahaana qof walba waxaan siin laha lacag uu ka maarmi karo haku maal gashto tusaale 1000$ mushaharkaaga ah hadii aad bil uga samarto oo ku maalgashato, meesha uu isla hadeer marayo, marka uu tusaale ahaan doge gaaro kaso qaad halki coin 235$ faidada laga heli karaa ayaa intifaac leh waxayna kuu noqon qiimo ahaan 1,807,692.
NB. Khasaare wu ku imaan kara lkn mar walba share kaagu oo ah qimaha aad ku iibstay unbaad haysata wayna adagtay in lacagtaas ay musalafto lkn inaka oo sune ahan malgashigeena fiirineena wa inaan filanaa khasaare iyo faido waxayna lacagtaadu ku guban kartaa gabi ahaanba servers keeda oo dhan oo down laga dhigo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
00252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Friday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |