Raadi Creative
04/06/2026
🎬🔥 WE ARE HIRING – VideoGrapher
Ma tahay VideoGrapher xirfad leh? 🎥✨
Waxaan raadineynaa qof creative ah oo ku fiican duubista.
💼 Noqo qayb ka mid ah team-keena hal-abuurka leh 🚀
📩 Soo dir CV-gaaga hadda
📞 63 9340000
⚡ Fursaddu waa xaddidan tahay! Apply Now
🎬🔥 WE ARE HIRING – Video Editor
Ma tahay Video Editor xirfad leh? 🎥✨
Waxaan raadineynaa qof creative ah oo ku fiican:
✅ Adobe Premiere Pro
✅ After Effects
✅ Video Editing & Motion Graphics
💼 Noqo qayb ka mid ah team-keena hal-abuurka leh 🚀
📩 Soo dir CV-gaaga hadda
📞 067 4630041
⚡ Fursaddu waa xaddidan tahay! Apply Now
Happy 18th May Somaliland Independence Day 💚🤍❤️
Maxaad ku qiimayn lahayd sawirkan 🇮🇹
🎨 Designed by Raadi Creative
📍 Hargeisa – City Centre
📞 63 9340000
18/05/2026
Happy 18th May Somaliland Independence Day 💚🤍❤️
Maxaad ku qiimayn lahayd sawirkan 🇮🇹
🎨 Designed by Raadi Creative
📍 Hargeisa – City Centre
📞 63 9340000
Qaar ka mid ah Ganacsiyada Ka mid ah Customers-kayga
Happy Independence Day
13/05/2026
Farxad weyn ayay noo tahay inaan qoyska Raadi Creative ku soo dhoweynno macaamiisheena cusub. Xiriir kasta oo cusub waa bilowga guul iyo hal-abuur weyn. Waxaan mar walba diyaar u nahay inaan aragtidaada ganacsi u bedelno naqshado tayo leh oo indhaha soo jiita.
Waad ku mahadsan tihiin kalsoonida aad na siiseen! 🚀🎨
📍 Location: Hargeysa, City Center (Suuqa Hoose, Waheen)
📞 WhatsApp/Tell: 0639340000
12/05/2026
Farxad weyn ayay noo tahay inaan qoyska Raadi Creative ku soo dhoweynno macaamiisheena cusub. Xiriir kasta oo cusub waa bilowga guul iyo hal-abuur weyn. Waxaan mar walba diyaar u nahay inaan aragtidaada ganacsi u bedelno naqshado tayo leh oo indhaha soo jiita.
Waad ku mahadsan tihiin kalsoonida aad na siiseen! 🚀🎨
📍 Location: Hargeysa, City Center (Suuqa Hoose, Waheen)
📞 WhatsApp/Tell: 0639340000
12/05/2026
🎬🔥 WE ARE HIRING – Video Editor
Ma tahay Video Editor xirfad leh? 🎥✨
Waxaan raadineynaa qof creative ah oo ku fiican:
✅ Adobe Premiere Pro
✅ After Effects
✅ Video Editing & Motion Graphics
💼 Noqo qayb ka mid ah team-keena hal-abuurka leh 🚀
📩 Soo dir CV-gaaga hadda
📞 063 3895529
⚡ Fursaddu waa xaddidan tahay! Apply Now
07/05/2026
Jumma Mubarak 🤍
Maalin barakeysan oo kheyr, naxariis iyo ducaba leh allaha innaga dhigo.
Raadi Creative
Waxaan diyaar kuu nahay dhammaan adeegyada dijitaalka ah ee aad u baahan tahay — laga bilaabo design, social media management, branding ilaa digital solutions casri ah.
📩 Nala soo xiriir si aan fikradaada ugu beddelno muuqaal soo jiidasho leh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
0000